Al-Basar Eye Clinic

Al-Basar Eye Clinic Al-Basar Eye Clinic

Chumca Mubarak Dhammaan Bahda Al-Basar eye Clinic Boosaaso.
06/03/2026

Chumca Mubarak Dhammaan Bahda Al-Basar eye Clinic Boosaaso.

Computer Vision  Syndrome (Cvs) || Cudurkani Waxa Uu Sababi Karaa Daal  Badan Oo indhdha ah
05/03/2026

Computer Vision Syndrome (Cvs) || Cudurkani Waxa Uu Sababi Karaa Daal Badan Oo indhdha ah

Maantaba indhahaaga cabir oo nagu soo Booqo Xaruunteena Al-Basara eye Clinic
22/02/2026

Maantaba indhahaaga cabir oo nagu soo Booqo Xaruunteena Al-Basara eye Clinic

π‘πšπ¦πšππšπšπ§ 𝐀𝐚𝐫𝐒𝐒𝐦 :-Maamulka iyo Hawl wadeennada Al-Basar Eye Clinic  waxay  Hambalyo ku aaddan Bisha barakaysan ee Ramada...
17/02/2026

π‘πšπ¦πšππšπšπ§ 𝐀𝐚𝐫𝐒𝐒𝐦 :-
Maamulka iyo Hawl wadeennada Al-Basar Eye Clinic waxay Hambalyo ku aaddan Bisha barakaysan ee Ramadaan u dirayaan dhammaan Ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan , gaar ahaan Umadda somaaliyeed.
Bisha barakaysan ee Ramadaan waa Bil cibaado, Naxariis, is-cafin iyo isu-tanaasul , Waxaan Alle ka baryaynaa in uu inaga aqbalo Soonka, Salaadda, Ducada iyo dhammaan camalka suubban, kana dhigo Ramadaantan mid Nabad, Barwaaqo iyo Midnimo ku reebta qalbiyadeenna iyo dalkeenna.

10/02/2026

Welcome to Albasar eye clinic Bosaso

Biyaha indhaha ku furma waa xaalad khatar ah oo saamayn karta aragaaga hadii aan si deg deg ah loo dawayn
03/02/2026

Biyaha indhaha ku furma waa xaalad khatar ah oo saamayn karta aragaaga hadii aan si deg deg ah loo dawayn

Hadii Aad Qabto Cudurka Sonkorta indhahaagu waxay u baahan yihiin hubin sanadle ah.
22/01/2026

Hadii Aad Qabto Cudurka Sonkorta indhahaagu waxay u baahan yihiin hubin sanadle ah.

Al-Basar Eye Clinic bosaso waxa kugu Diyaar Ah Okiyaalayal Cusub Tayadooduna Sarayso Dhamaan Macaamishena H**e Waxa loo ...
13/01/2026

Al-Basar Eye Clinic bosaso waxa kugu Diyaar Ah Okiyaalayal Cusub Tayadooduna Sarayso Dhamaan Macaamishena H**e Waxa loo Samayn doona Qiime dhimis Ay ku Farxaan waxana La Heli Karaa Okiyaalayaashan iyagoo Cabir Leh Iyo Iyaga Oo an Cabir lahayn Labbadaba
Fadlan booqo Xarunteena Kasoo horjeedka Creams
Phone number 0906902858 ama 7723773 ama 0907965944
Kuso dhowow

Conjunctivitis waa caabuq indhaha ku dhaca, gaar ahaan xuubka daboola caddaanka isha. Waxaa keeni kara fayras, bakteeriy...
07/01/2026

Conjunctivitis waa caabuq indhaha ku dhaca, gaar ahaan xuubka daboola caddaanka isha. Waxaa keeni kara fayras, bakteeriyo, ama xasaasiyad. Calaamadaha ugu badan waa indho casaan, cuncun, biyo ama malax, iyo indhaha oo isku dhega. Qaar ka mid ah noocyadiisa waa la is qaadsiin karaa, halka kuwa xasaasiyadda ahna aysan faafin. Daaweyntu waxay ku xiran tahay sababta keentay.

Hadaba nagu soo booqo xaruunteena Al-Basar Eye Clinic

Xarunta Indhaha ee Al-Basar Eye Clinic  oo markale  maanta olole tabarucaad ka samaysay kaamamka Waash*toon ee Magaalada...
26/12/2025

Xarunta Indhaha ee Al-Basar Eye Clinic oo markale maanta olole tabarucaad ka samaysay kaamamka Waash*toon ee Magaalada Boosaaso.
Dr.Maxamuud Cabdulaahi Bile ayaa kaamamka Buurta ku qaabilay Bukaano Gaaraya 60 Qof kuwaas oo si lacag la’aan ah loo daweeyay.

Ma ogtahay isticmaalka Badan ee shaashadaha sida computers ka iyo mobileska ay waxyeelo u geystaan indhaha
10/12/2025

Ma ogtahay isticmaalka Badan ee shaashadaha sida computers ka iyo mobileska ay waxyeelo u geystaan indhaha

Address

Bosaso, Wadada Laamiga Ah Ee Bangiga Dhabarkiisa Marta, Kasoo Horjeedka Creams Ama Xarunta Cashuuraha Bariga
Bosaso

Telephone

+252907741238

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Basar Eye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram