Dr mowliid jama caroog

Dr mowliid jama caroog Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr mowliid jama caroog, Medical and health, Jubba Road, Bosaso.
(1)

MACAA MIISHAYDA sharafta leh WAXAN INII HAYAA DHAMAN wax kasto oo ilkaha Kusabsan HADAY dayac TIR TAHAY IYO Haday QURXIN TAHAYba sidoo kale waxan inii hayaa adeegyo fashion oo ad uga khayb khadana Qurxinta AFKA

11/10/2024

Caroog Dental Care

19/09/2024

Caroog Dental Care iska ilow abashada

19/09/2024

Miski Ali Hassan @ @ #

26/09/2023
Kuso dhawoow page kayga cusub   waxadna kahelaysa waxan kuso gudbin doona taloyin cafimaad oo macquula oo ILKAHA AH
01/08/2023

Kuso dhawoow page kayga cusub waxadna kahelaysa waxan kuso gudbin doona taloyin cafimaad oo macquula oo ILKAHA AH

Waxyaalaha Sababa Xanuunka Yiridka (Gingivitis) Iyo Habka Loo DaweeyoYiridku waa barar ku dhaca ciridka, caadi ahaan wax...
17/07/2023

Waxyaalaha Sababa Xanuunka Yiridka (Gingivitis) Iyo Habka Loo Daweeyo

Yiridku waa barar ku dhaca ciridka, caadi ahaan waxaa keena infekshan bakteeriya ah, taas oo hadaan la daweyn sababi karta ilkaha oo ka dhaca qofka. Yiridka waxa uu badanaa ku dhacaa dadka aysan wanaagsaneen nadaafadda ilka hooda, ama aan si fiican u cadeyn ilkaha

Waa maxay astaamaha Yiridka

Yiridka caadi ahaan waa mid aan lahayn xanuun badan oo la dareemo, dhaqtarkaaga ilkaha waa inaad sida ugu dhaqsiyaha badan ula socodsiisa amaba ula xariirta hadii aad isbadal ku aragtid

Address

Jubba Road
Bosaso
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:30
Tuesday 09:00 - 20:30
Wednesday 09:00 - 20:30
Thursday 09:00 - 20:30
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 20:30
Sunday 09:00 - 20:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr mowliid jama caroog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram