Xaaji faratoon

Xaaji faratoon Waa Page kayga rasmiga ah fadlan saar like iyo share
Si aan idiinla wadaago fikiradayda

01/07/2025
01/07/2025

Dag dag Dabkii ceerigaabo oo gudi loomagacaabay

01/07/2025

Madaxweynaha Jamhuuroyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo salaan sharaf ay siinayeen cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, baambayduna ay ku maamuusaysay heesta Calanka ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, taas oo lagu xusayey sannad-guurada 65-aad ee xornimada iyo midnimada dalka.

01/07/2025

CALANKA waa saridii calanka iyo madaxwayne dani ku xigeenkiisa lugatoor iyo gidoomiyaha baarlamanka cabdirisaaq qaraaje

hanbalyo soomaaliya

01/07/2025

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ee munaasabbada xuska 1-da Luulyo, sanad-guuradii 65-aad ee kasoo wareegatay Xornimada iyo Midowga dadka Soomaaliyeed.

HANBALYO Mudane madaxwayne h**e maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa hanbalyo udiray umada somaliyed meelkastoy joogaan 1 lu...
01/07/2025

HANBALYO Mudane madaxwayne h**e maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa hanbalyo udiray umada somaliyed meelkastoy joogaan 1 luulyo oo ah maalin kuwayn umada somaliyed

09/10/2024

Itoobiya oo dawladnimada Somalia ku sheegtay dawlad kooxed aan dalka kawada talin oo Muqdisho ku kooban

Turjumida Taliyaha ciidanka Itoobiya.

08/10/2024

Rag As ah & G.Shuute mxaa kala qabsaday "Anoo ciyaal Booni iska ah ayaa Shabab baroowee is dhhay.

08/10/2024

"Xasan wuxuu Harti woqooyi ku dari rabaa Somaliland..." - Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Jubbaland & SSCkhaatumo ka hadlay.

08/10/2024

Itoobiya & Masar dagaaladii h**ey udhexmaray yaa guuleystay, Is heyntooda hadda maxay salka ku haysaa, cabsi ma laga qabaa dagaal kale?

Wararka ka imanaya magaalada Wardheer ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in waaberigii h**e saaka masaajid lagu dhex ...
18/09/2024

Wararka ka imanaya magaalada Wardheer ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in waaberigii h**e saaka masaajid lagu dhex diley lix dhallinyaro wadaaddo xer ah, kuwaa oo u wada geeryoodey rasaas lagu furay.

Dadka deegaanka ayaa laga soo xigtay in ay rumaysan yihiin in wadaada loo diley aano-qabiil, maadama shan kamid ah culimada ay isku hayb yihiin.

Weli faahfaahin dheeri ah lagama hayo dableyda dilka geysatay oo la sheegey in ay baxsadeen, dowladda DDS na k**a hadal.

Address

Gaaco Street
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaaji faratoon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xaaji faratoon:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram