20/09/2024
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ilaahaw unaxariiso qabrigana uwaasici janafardowsana ku arsaaq awoowahay maxamuud jaamac ismaaciil oo mardhowayd geeridiisa laysoosheegay ilaahaw unaxariiso kitaabkiisana midigta kasii anagana samir iyo iimaan nagasii aamiin yaa allaah