Gurey Clinic

Gurey Clinic Gurey Clinic Bosaso – Daryeel Caalami Ah & Taabasho Maxalli ah.

Waxaa Kahowlgala Dr. Cabdicasiis Axmed Gurey (MBBS-China, MRCS, GMC-UK).
📍 Agagaarka Dekedda, Aadan Taagnaa, Boosaaso
📞 +252 907 218 634
🌐 gureyclinic.com

Gurey Clinic waxa kugudiyaar ah Ultrasound-ka Uurkujirta iyo QanjiradaContact :906 874 096Nagu soo booqo :Gurey Clinic
29/04/2026

Gurey Clinic waxa kugudiyaar ah Ultrasound-ka Uurkujirta iyo Qanjirada
Contact :906 874 096
Nagu soo booqo :Gurey Clinic

Sonkor badan si joogto ah loo isticmaalo waxay dhibaato u keeni kartaa jirka—xitaa qof aan qabin sonkorow.* Waxay kordhi...
27/04/2026

Sonkor badan si joogto ah loo isticmaalo waxay dhibaato u keeni kartaa jirka—xitaa qof aan qabin sonkorow.

* Waxay kordhisaa halista insulin resistance, taas oo horseedi karta sonkorow mustaqbalka
* Waxay sababtaa cayil iyo dufan beerka ku urura (fatty liver)
* Waxay kordhisaa halista cudurrada wadnaha

Gunaanad: Sonkor badan si toos ah uma keento sonkorow mar keliya, laakiin waxay si weyn u kordhisaa khatartiisa iyo dhibaatooyin kale oo jirka ah.
Contact :906 874 096
Gurey Clinic

Ogow si h**e caabuqyada ku dhaca kaadi-mareenka (UTI)Contact :906 874 096Noogu kaalay :Gurey Clinic
25/04/2026

Ogow si h**e caabuqyada ku dhaca kaadi-mareenka (UTI)
Contact :906 874 096
Noogu kaalay :Gurey Clinic

🌙 Jumca Mubaarak!Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta maalintan barakaysan,dembigeennana ha dhaafo, ducadeenana ha a...
23/04/2026

🌙 Jumca Mubaarak!

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta maalintan barakaysan,
dembigeennana ha dhaafo, ducadeenana ha aqbalo. 🤲

📖 Alle wuxuu yiri:
*"إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا"*
(الأحزاب 56)

*"فَاذْكُرُونِي أَذْكُرْكُمْ وَاشْكُرُوا لِي وَلَا تَكْفُرُونِ"*
(البقرة 152)

🤍 Ducada Jumcada:
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
اللهم اغفر لنا ذنوبنا، وفرّج همومنا، وارزقنا من حيث لا نحتسب
اللهم اجعل هذا اليوم فرجًا لكل مهموم، وشفاءً لكل مريض

🌸 Jumca Mubaarak dhammaan Muslimiinta!

Cudurrada faafa ee ku dhaca beerka (Liver)—sida Hepatitis A, B, C, D, iyo E—waxaa lagu yareyn karaa ka hortag sax ah. Ku...
22/04/2026

Cudurrada faafa ee ku dhaca beerka (Liver)—sida Hepatitis A, B, C, D, iyo E—waxaa lagu yareyn karaa ka hortag sax ah. Kuwani badanaa waxay ku faafaan cunto iyo biyo wasakh ah, dhiig, ama xiriir galmo.

🔹 Sida looga hortago:

1. Tallaal (Vaccine) qaado

Hepatitis A iyo B waxaa jira tallaal la isku halayn karo
Waa habka ugu waxtarka badan ee ka hortagga

2. Nadaafad wanaagsan

Gacmaha si fiican u dhaq (ka hor cuntada & ka dib musqusha)
Isticmaal biyo nadiif ah
Ka fogow cunto aan si fiican loo karin

3. Ka taxaddar dhiigga iyo qalabka

Ha wadaagin cirbadaha, mandiil, ama qalab af-gal ah
Hubi in qalabka caafimaadka la jeermis dilo

4. Booqo Gurey Clinic
halka ka hortagga saxda ah looga yeelay
mudnaanta kowaad

5. Ka digtoonow dhiig shubista

Hubi in dhiigga la baaray (screened) yahay

6. Ka fogow isticmaalka daroogooyinka la isku duro

Waxay si fudud u faafin karaan Hepatitis B & C

7. Baaritaan joogto ah

Haddii aad halis ku jirto, iska baar Hepatitis si h**e loo ogaado
Contact :906 874 096
Gurey Clinic

3 waxyaalood oo muhiim u ah caafimaadka wadnahaagakaga bogo xagga 👇Contact :906 874 096Booqo :Gurey Clinic
20/04/2026

3 waxyaalood oo muhiim u ah caafimaadka wadnahaaga
kaga bogo xagga 👇
Contact :906 874 096
Booqo :Gurey Clinic

Daaweyn sax ah waxay ka bilaabataa baaritaan sax ahContact :906 874 096Noogu kaalay :Gurey Clinic
18/04/2026

Daaweyn sax ah waxay ka bilaabataa baaritaan sax ah
Contact :906 874 096
Noogu kaalay :Gurey Clinic

Daryeel Amin Ah! Trusted Care!Contact :906 874 096Nagu soo booqo :Gurey Clinic
13/04/2026

Daryeel Amin Ah!
Trusted Care!
Contact :906 874 096
Nagu soo booqo :Gurey Clinic

Ku ogow xanuunada ku dhaca laabta Raajada SanbabadaContact :906 874 096nagu soo booqo :Gurey Clinic
11/04/2026

Ku ogow xanuunada ku dhaca laabta Raajada Sanbabada
Contact :906 874 096
nagu soo booqo :Gurey Clinic

🌙 **Jumu’ah Mubarak** 🌙Ilaahay ha inaga aqbalo salaadda, ducada, iyo camalka wanaagsan 🤲✨ **Ducada Maanta:*** Allahow qa...
09/04/2026

🌙 **Jumu’ah Mubarak** 🌙

Ilaahay ha inaga aqbalo salaadda, ducada, iyo camalka wanaagsan 🤲

✨ **Ducada Maanta:**

* Allahow qalbiyadeena nadiifi oo nagu sug jidka toosan
* Allahow dambigeena dhaaf, naxariistaadana nagu gal
* Allahow na sii caafimaad, rizqi xalaal ah, iyo farxad joogto ah

📿 Ha illoobin saliga Nabiga (SCW):
**اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد**

🤍 Maalin barakeysan adiga iyo qoyskaagaba
Gurey Clinic

Haddii dheefshiidkaagu uu caabuq qabo, waxaa laga yaabaa inaad aragto calaamadahaan:⚠️ Calool xanuun joogto ah⚠️ Shuban ...
08/04/2026

Haddii dheefshiidkaagu uu caabuq qabo, waxaa laga yaabaa inaad aragto calaamadahaan:

⚠️ Calool xanuun joogto ah
⚠️ Shuban ama calool fadhi
⚠️ Lalabo & matag
⚠️ Daal iyo tabar darro
⚠️ Qandho mararka qaar
⚠️ Gaas badan & calool barar

💡 Haddii calaamadahan ay sii socdaan ama kugu bataan, waa muhiim inaad la tashato dhakhtar si loo helo daaweyn sax ah.

💬 Ma la kulantay calaamadahan?


Contact :906 874 096
noogu kaalay :Gurey Clinic

Qaliin Guul leh & Daryeel Baxnaano leh ugu imow Xarunta Gurey ClinicNaga soo wac :906 874 096Gurey Clinic
06/04/2026

Qaliin Guul leh & Daryeel Baxnaano leh ugu imow Xarunta Gurey Clinic
Naga soo wac :906 874 096
Gurey Clinic

Address

Near Bosaso Seaport, Opposite Of Traffic Police Station. , Aaga Dekedda Bosaso, Kasoo Horjeedka Xarrunta Booliska Taraafikada Ama Masjidka Jamaca
Bosaso

Opening Hours

Monday 16:00 - 20:30
Tuesday 16:00 - 20:30
Wednesday 16:00 - 20:30
Thursday 16:00 - 20:30
Friday 16:00 - 20:00
Saturday 16:00 - 20:30
Sunday 16:00 - 20:30

Telephone

+252907218634

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurey Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category