24/02/2025
Weydii Lataliyaha CARUURNIMADA ADAG (CHILDHOOD TRAUMA) طفولة صعبة
Jamaludiin Cawke LATALIYAHA ARIMAHA QOYSKA
waa barnaamij ku saabsan ubadka iyo dhibaatooyinka ay ka maraan nolosha.Emailkaan :weydiilataliyaha@gmail.com ama Whatsapp +252907752000