Saddex Xidigood Hospital

Saddex  Xidigood Hospital Saddex-xidigood hospital, kusoo dhowaada Adeeg caafimaad iyo daryeel bulsho .

πŸ“’ OGEYSIISSaddex xidgood hospital Bosaso laanta 2aad.Waxaaa la ogeysiinyaa dhammaan macaamiisha ku xiran  Dr Cabdisalaam...
18/02/2026

πŸ“’ OGEYSIIS

Saddex xidgood hospital Bosaso laanta 2aad.

Waxaaa la ogeysiinyaa dhammaan macaamiisha ku xiran
Dr Cabdisalaam Axmed Nuur in inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan inuu Dr-ku soo gali doono shaqada 07:30(halsaac iyo Bar subaxnimo) waxa uuna ka bixi doonaa 05:30( 11ka iyo Bar) ee Galabnimo

Lasocod wanaagsan.

Wixii faahfaahin ah wac 5002039 ama 7881859 ama 5668573

Maanta, Saddex Xiddigood Hospital πŸ₯πŸ‘οΈwaxaa si rasmi ah loogu sameeyay bukaannada u baahnaa qalliinka indho-fiiqidda (Cat...
28/01/2026

Maanta, Saddex Xiddigood Hospital πŸ₯πŸ‘οΈ
waxaa si rasmi ah loogu sameeyay bukaannada u baahnaa qalliinka indho-fiiqidda (Cataract Eye Surgery) πŸ‘οΈβœ¨ oo bilaash ah, kadib markii maalmahan la soo waday baaritaanno indho oo loo sameeyay bukaannada.

Intii lagu guda jiray baaritaannada, bukaannadii la eegay waxaa loo kala saaray saddex qaybood:
πŸ”Ή Bukaanno u baahday daaweyn oo keliya
πŸ”Ή Bukaanno u baahday muraayadaha indhaha (ookiyaal aragga) πŸ‘“
πŸ”Ή Bukaanno u baahday qalliinka indhaha, kuwaas oo maanta qaarkood loo fuliyay qalliinka πŸ‘οΈπŸ”§

Qalliinkan indho-fiiqidda oo ah mid bilaash ah, waa dadaal joogto ah oo Saddex Xiddigood Hospital ay horey u waday, isla markaana ay uga gol leedahay in bulshada lagu caawiyo helidda arag wanaagsan iyo daryeel caafimaad oo tayo leh 🀍

πŸ‘‰ Ku soo dhawoow Saddex Xiddigood Hospital – Caafimaadkaaga waa mudnaantayada.






26/01/2026
26/01/2026

Maanta, Saddex Xiddigood Hospital πŸ₯πŸ‘οΈ
waxaa si rasmi ah loogu sameeyay bukaannada u baahnaa qalliinka indho-fiiqidda (Cataract Eye Surgery) πŸ‘οΈβœ¨ oo bilaash ah, kadib markii maalmahan la soo waday baaritaanno indho oo loo sameeyay bukaannada.

Intii lagu guda jiray baaritaannada, bukaannadii la eegay waxaa loo kala saaray saddex qaybood:
πŸ”Ή Bukaanno u baahday daaweyn oo keliya
πŸ”Ή Bukaanno u baahday muraayadaha indhaha (ookiyaal aragga) πŸ‘“
πŸ”Ή Bukaanno u baahday qalliinka indhaha, kuwaas oo maanta qaarkood loo fuliyay qalliinka πŸ‘οΈπŸ”§

Qalliinkan indho-fiiqidda oo ah mid bilaash ah, waa dadaal joogto ah oo Saddex Xiddigood Hospital ay horey u waday, isla markaana ay uga gol leedahay in bulshada lagu caawiyo helidda arag wanaagsan iyo daryeel caafimaad oo tayo leh 🀍

πŸ‘‰ Ku soo dhawoow Saddex Xiddigood Hospital – Caafimaadkaaga waa mudnaantayada.






20/01/2026

Maanta, Saddex Xidigood Hospital waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha indho-fiiqidda oo bilaasha, kaas oo ay ka faa’iideysan doonaan bukaano kooban πŸ‘οΈβœ¨

Bukaannada la baaray waxaa loo kala saaray saddex qaybood:
πŸ”Ή Qayb u baahatay daaweyn oo kaliya
πŸ”Ή Qayb u baahatay ookiyaalaha aragga (Muraayadaha Indhaha)
πŸ”Ή Qayb u baahatay qalliin (Eye Surgery)

πŸ“… Ololahan caafimaad wuxuu socon doonaa mudda ku siman 7 maalmood, waxaana loogu talagalay in bulshada loo fududeeyo helidda daryeelka indhaha oo dhameystiran.

πŸ‘‰ Ku soo dhawoow Saddex Xiddigood Hospital – Caafimaadkaaga waa mudnaantayada.








19/01/2026

🩺 OGEYSIIS MUHIIM AH – OLOLE QALIIN CATARACT BILAASH AH πŸ‘οΈ

Magacaygu waa Dr. Bilen,
Waxaan ahay dhakhtar ku takhasusay indhaha, kana shaqeeya Isbitaalka Saddex Xidigood – Laanta 2aad, Boosaaso.

Waxaan si farxad leh u shaacinaynaa Ololaha Qalliinka Cataract ( caadka indhaha.)oo Bilaash ah, kaas oo bilaabanaya 20-ka Janaayo 2026.

πŸ“Œ Sannadkii 2025, isbitaalkayagu wuxuu si guul leh u caawiyay bukaanno badan oo dib u helay araggoodii, taasoo naga dhigtay inaan mar kale soo celinno ololahan .

πŸ“ Diiwaangelintu hadda way furan tahay
πŸ“ Goobta: Isbitaalka Saddex Xidigood – Laanta 2aad
πŸ“ž Faahfaahin dheeraad ah kala soo xiriir:
☎️ 5002039 | 7881859

✨ Ha seegin fursaddan dahabiga ah
πŸ‘οΈ Araggaaga dib u hel
🌍 Noloshaada dib u qaado
πŸ’‘ Dunida mar kale si cad u arag










πŸ‘οΈ OLOLE QALLIIN INDHO OO BILAASH AH πŸ‘οΈSaddex Xidigood Hospital – Laanta 2aad, BoosaasoπŸ“… Laga bilaabo: 20-ka Janaayo 202...
16/01/2026

πŸ‘οΈ OLOLE QALLIIN INDHO OO BILAASH AH πŸ‘οΈ

Saddex Xidigood Hospital – Laanta 2aad, Boosaaso

πŸ“… Laga bilaabo: 20-ka Janaayo 2026
Waxaan si sharaf leh u ogeysiineynaa bulshada Boosaaso iyo nawaaxigeeda in uu bilaabanayo olole qalliinka indhaha (indha-fiiqid/cataract) oo gebi ahaanba bilaash ah.

πŸ‘¨β€βš•οΈ Qalliinka waxaa fulinaya:
Dr. Bilen, dhakhtar ku takhasusay qalliinka indhaha.

🎯 Ujeeddada ololaha:
In dib loogu soo celiyo aragga dadka qaba indha-fiiqid, loona fududeeyo in ay helaan daryeel caafimaad oo tayo leh.

πŸ’― Qalliinku waa lacag la’aan,
si qof walba uu u helo fursad uu araggiisa dib ugu helo.

πŸ“ž Isdiiwaangelin & Faahfaahin:
πŸ“± 5002039
πŸ“± 7881859

✨ Ha seegin fursaddan!
πŸ‘οΈ Araggaaga dib u hel, noloshaada dib u arag.








OgeysiisSaddex xidigood Hospital Bosaaso- Laanta 2aad  waxaa ka bilaabmaya 20 /01/26, Olole Qalliin  (Indha-fiiqid) Bila...
09/01/2026

Ogeysiis

Saddex xidigood Hospital Bosaaso- Laanta 2aad waxaa ka bilaabmaya 20 /01/26, Olole Qalliin (Indha-fiiqid) Bilaash ah (lacag la'aan) ah, oo uu fulinayo Dr. Bilen.
Isqoristu waxay kasocotaa:-
β–ͺ️Laanta 2aad Saddex xidigood Hospital Bosaaso.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir : 5002039 ama 7881859.

Sadex Xidigood Hospital (Laanta 1aad)β€œMa raadinaysaa daryeel caafimaad oo degdeg ah…Dhakhtar khibrad leh…Iyo isbitaal aa...
01/01/2026

Sadex Xidigood Hospital (Laanta 1aad)

β€œMa raadinaysaa daryeel caafimaad oo degdeg ah…
Dhakhtar khibrad leh…
Iyo isbitaal aad ku aamini karto adiga iyo carruurtaada?”

Sadex Xidigood Hospital

waa xarun caafimaad oo casri ah,
oo ay ka shaqeeyaan dhakhaatiir waayo-aragnimo dheer leh.

Waxaa halkan ka howlgala
Dr. Abshir –
Dhakhtar ka cudurrada guud iyo carruurta,
kana soo shaqeeyay muddo dheer oo guulo badan leh.

Haddii aad qabto xanuun,
ama aad u baahato dhakhtar ama daryeel degdeg ah…

πŸ‘‰ Sadex Xidigood Hospital – Laanta 1aad
waa meesha saxda ah.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 090-5668573

Sadex Xidigood Hospital β€” Caafimaad aad ku kalsoonaan karto.
















Ogeysiis Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan macaamiisha Isbitaalka Saddex Xidigood – Boosaaso in dhakhtarka indhaha Dr. Bile...
30/12/2025

Ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan macaamiisha Isbitaalka Saddex Xidigood – Boosaaso in dhakhtarka indhaha Dr. Bilen uu dib uga bilaabay adeeggii takhtartarnimo laanta 2aad ee Isbitaalka Saddex Xidigood ee ku taal aaga Masjid Faadumo.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir 5002039 , 5668572 Ama 7881859 .

πŸ₯ SADEX XIDIGOOD HOSPITAL – Laanta 2aadπŸ‘¨β€βš•οΈ Dhakhtarka ENT – Cunaha, Dhegaha & SankaDr. KhayrullaahπŸ•° 40+ sano khibrad ca...
27/12/2025

πŸ₯ SADEX XIDIGOOD HOSPITAL – Laanta 2aad
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dhakhtarka ENT – Cunaha, Dhegaha & Sanka

Dr. Khayrullaah
πŸ•° 40+ sano khibrad caafimaad
🌍 Khibrad caalami ah
πŸ“ Wuxuu fariistaa Sadex Xidigood Hospital – Laanta 2aad
πŸ•’ Furan 24 Saac – Maalin & Habeen

Waxa uu daaweeyaa:
β€’ Xanuunnada Cunaha
β€’ Xanuunnada Sanka
β€’ Xanuunnada Dhegaha

πŸ“ž Ballan & Talo Caafimaad:
+252 090 5668573

β€œKhibrad, Kalsooni & Daryeel Caafimaad oo Lagu Kalsoonaan Karo”










23/12/2025

πŸ”₯ SADEX XIDIGOOD HOSPITAL laanta 2aadπŸ”₯

πŸ₯ Isbitaalka aad ku aamini karto noloshaada iyo tan qoyskaaga
🩺 Dhakhaatiir Khibrad Sare leh
πŸ§ͺ Qalab Casri ah & Shaybaar Dhammeystiran
πŸ’Š Daawooyin La Hubiyey
πŸ‘ΆπŸ€± Adeegyo Dhalmo & Hooyo oo Ammaan ah

Adeegyadeenna Caafimaad:
βœ… Dhakhtarka ENT (Sanka, Dhegaha & Cunaha)
βœ… Dhakhtarka Indhaha
βœ… Dhakhtarka Lafaha
βœ… Dhakhtarka Dumarka & Uur-kujirka
βœ… Dhakhtarka Cudurrada Guud & Carruurta

πŸ‘Ά Qaybta Dhalmada & Hooyada
πŸš‘ Emergency 24 Saac
πŸ₯ OPD & IPD
πŸ‘“ Optical Shop | πŸ’Š Pharmacy | πŸ§ͺ Laboratory
πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda:
☎️ +252 90 5668573
☎️ +252 90 6850066
πŸ“ SADEX XIDIGOOD HOSPITAL laanta laad
✨ Caafimaad Lagu Kalsoon Yahay ✨

Address

Bosaso

Telephone

+252907881859

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saddex Xidigood Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category