Dr Timowayne

Dr Timowayne Yamays Medical and diagnostic center waxa ay kutaalaa magalada Bosaso gaar ahaan xaafada xerta

Xarunta cafimaadka yamays Clinic Bosaso waxay fursad u siisay bulshada ku nool magalada Bosaso in malinta khamista  Comp...
09/12/2023

Xarunta cafimaadka yamays Clinic Bosaso waxay fursad u siisay bulshada ku nool magalada Bosaso in malinta khamista Computerka uur ku jirta uu yahay lacag laaan .
Xarunta waxaad ka helaysaa Gudniinka wiilasha oo la isticmalayo Machine ka casriga ah ee leeysarka oo aan lahayn wax dhawac iyo dhiig baxa kuna raysanayo mudo kooban.

Xarunta cafimaadka yamays waxa ka howlgalaya Dr.Timowayne dhaqtarka cudurada dumarka caruurta iyo cudurada guud . Xarunt...
29/11/2023

Xarunta cafimaadka yamays waxa ka howlgalaya Dr.Timowayne dhaqtarka cudurada dumarka caruurta iyo cudurada guud .
Xarunta yamasy waxad ka helaysaa Gudniinka wilasha oo la isticmalayo laysar aan lahayn wax dhawac iyo dhiig bax ah.
Fiiro gaara malinkasto oo khamisa Computerka uur ku jirta la saaro waa lacag laan ka faa iidaysi wacan .
Xarunta waxay ku taalaa magalada Bosaso gaar ahaan xaafada xerta bartamaha suuqyaraha .

05/03/2023

Address

Almacruuf Area
Bosaso
252

Telephone

+252907731990

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Timowayne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Timowayne:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram