Bosaso Health Solution

Bosaso Health Solution Bosaso Health solution Waxaa ay kuu haysaa xalka xanuunka ku daashaday, da'inkaa caafimadka bixiye.

16/03/2024
Dadaalku waa kan rabi daawana anagaa kuu hayna Bosaso Health Solution
28/02/2024

Dadaalku waa kan rabi daawana anagaa kuu hayna Bosaso Health Solution

U fiirso sida ay xalka xanuunkaaga kuugu xalinayso daawada Bosaso Health Solution oo ah daawo  Tayadeedu aad u sarayso.N...
27/02/2024

U fiirso sida ay xalka xanuunkaaga kuugu xalinayso daawada Bosaso Health Solution oo ah daawo Tayadeedu aad u sarayso.

Nagusoo booqo Xarunteena Bosaaso oo ku taal dhismaha Huruuse 3 ama kala xiriir numerada kala ah Golis 6868534 ama 7996482

25/02/2024

Mid ka mida bukaanada aan daawaynay.

Bukaankan oo la ildarnaa Xanuunka sonkorowga isla markaana dhaawac kasoo gaaray lugtiisa midig gaar ahaan faraha lugta ayaa noogu timi Xaruntayda caafimaad ee Bosaaso Health Solution.

Markii uu bukaanku nooyimi waxaa uu wajahayey xaalad adag qaar ka mida dhakhaatiirtii uu u tegay ayaana u sheegay in lugtiisa laga jarayo canqowga sare madaama dhaawac daran uu soo gaaray farihiisa ayna dhinteen.

Hasse haatee dhakhaatiirteena ayaa ku guulaystay in la badbaadiyo lugta bukaanka lana daaweeyo isla markaana la jaro intii dhimatay (Faraha) lagana baaqsado in bukaanku uu noqdo naafo taas oo imaan lahayd haddii lugtiisa laga jaro canqowga sida ay dhakhaatiirtii h**e u sheegen.

Nagusoo booqo Xarunteena oo Kutaala Bosaaso dhismaha Huruuse 3 ama kala xiriir numerada kala ah Golis 6868534 ama 7996482

Address

Dhismaha Huruuse 3
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Health Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram