05/11/2023
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐ค
๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
Collagen waa borotiinka ugu baddan ee jirka
bini adamka waxa laga hellaa lafaha, maqaaarka, murqaha iyo seedaha.
Collagen ka gacan ku sameyska aha, Dhakhaatirtu baddan waxy u isticmashaa, bogsashada dhaawacyada, sidoo kale waxa loo diyariya in ay kor u qaado quruxda iyo dhalaalka maqaarka.
Collagen waxa uu ka qeyb qaataa, qaabeynta jirka sidoo kale wuxuu ka qayb qaataa isku xirka unugyada jirka, wuxuuna maqaarka siiya xoog iyo dabacsanaaan qurux.
Collagen waxa uu door muhiim ah ka ciyaara qaabeynta xubnaha, soo socda sida maqaarka, seedaha, lafaha, xiididada dhiiga iyo unugyada isku dhafan.
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐๐๐ง๐ ๐ข๐ง ๐ก๐จ๐จ๐ฌ ๐ฎ ๐๐ก๐๐๐๐จ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐ง ๐ช๐จ๐๐ค๐ ๐๐ข๐ง๐ข๐๐๐๐ฆ๐ค๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฆ๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ก๐๐ฅ๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก.
๐ฆQoraxda aadka u baddan, oo jirka ku dhacda.
๐ฆIsbadalka hormoon sida inay hooyadu uur yeelato, ama ay joogto wakhtigii dhalmo deyska (menopause).
๐ฆQofka oo da, noqda oo gabooba.
๐ฆDheefshiidka qofka iyo qaab cunistiisa oo dhibato ka jirto iyo waliba qofkoo ah mid sigaar cabba.
๐๐ฎ๐ง๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ ๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก:
1๏ธโฃUkunta
2๏ธโฃHilibka.xoolaha
3๏ธโฃKaarotada
4๏ธโฃLiim macaanta
5๏ธโฃHilibka digaaaga.
6๏ธโฃCinabta
7๏ธโฃQudaarta cagaaran sida salarka, barbarooniga , iyo koostada iwm.
๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
๐๐,๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.