Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Isbitaalka Lafaha ee Bilcil waa isbitaalkii u horeeyey ee taqasuskiisu yahay lafaha.

shaqooyinka uu qabto kamid ah.
● kabista lafaha
○ badslida miskah.
■ Saarida rasaast/ daawaynta dhawacyada
□ Qaliimada guud.
■Daawaynta cudurada guud/HAWEENKA

Dhakhaatiirta ka hawlgala  Lafaha Bilcil Carmo ayaa ku guuleystay daaweynta iyo qaliinka bukaan muddo 4 bilood qabay jab...
09/05/2026

Dhakhaatiirta ka hawlgala Lafaha Bilcil Carmo ayaa ku guuleystay daaweynta iyo qaliinka bukaan muddo 4 bilood qabay jab laf-dhabarta miskaha ah (Femoral Neck Fracture). Alxamdulillaah, bukaan-ka ayaa hadda caafimaad qaba kadib markii si guul leh loogu sameeyay qaliinka Hemiarthroplasty.

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo markasta waxaa diyaar kuu gu ah dhakhaatiir khibrad durugsan uleh qalimada & Kabida Lafaha
𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒎𝒖𝒅𝒏𝒂𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒏𝒏𝒂 𝒌𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅
🩺
nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477




𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐧𝐚𝐲 𝐁𝐮𝐤𝐚𝐧 𝟐𝟑 𝐣𝐢𝐫 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐝𝐚 𝐊𝐚 𝐉𝐚𝐛𝐚𝐲,𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐊𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢,𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮...
06/05/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐧𝐚𝐲 𝐁𝐮𝐤𝐚𝐧 𝟐𝟑 𝐣𝐢𝐫 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐝𝐚 𝐊𝐚 𝐉𝐚𝐛𝐚𝐲,
𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐊𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢,
𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝘂𝘀𝗮𝗺𝗲𝘆𝗻𝗮𝘆 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗻 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗯𝗮 𝗕𝘂𝗸𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗮𝘆𝗮 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗹𝗲𝗵

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo markasta waxaa diyaar kuu gu ah dhakhaatiir khibrad durugsan uleh qalimada & Kabida Lafaha

𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒎𝒖𝒅𝒏𝒂𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒏𝒏𝒂 𝒌𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅
🩺

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477





Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Waxa ka hawlgalaya dhakhtarka haweenka iyo qalliimada:👩‍⚕️ Dr Fowsia Ali SaidADEEGYADA...
27/04/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Waxa ka hawlgalaya dhakhtarka haweenka iyo qalliimada:
👩‍⚕️ Dr Fowsia Ali Said

ADEEGYADA AY QABANAYSO DHAKHTARADU

✔️ Daaweynta infection-ka ku dhaca dumarka
✔️ Dhalmada dabiiciga ah iyo middada qalliinka
✔️ Daaweynta xanuunada ku dhaca minka
✔️ Qalliimada burooyinka minka
✔️ Caado wareerka iyo dhiig furanka
✔️ Lasocodka xaaladaha hooyada uurka leh

💙 Daryeel tayo leh, ammaan ah, oo aad ku kalsoonaan karto ayaan kuu haynaa.

“𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒎𝒖𝒅𝒏𝒂𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒏𝒏𝒂 𝒌𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅
🩺

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477





Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo  𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐥-𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫 𝐤𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡, 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐜𝐚...
27/04/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐥-𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫 𝐤𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡, 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡, 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐨!

Lafaha ee BILCIL-Carmo
𝒎𝒆𝒆𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒌𝒂 𝒉𝒆𝒍𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒅𝒂𝒓𝒚𝒆𝒆𝒍 𝒅𝒉𝒂𝒃 𝒂𝒉.

“𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒎𝒖𝒅𝒏𝒂𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒏𝒏𝒂 𝒌𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅
🩺

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477





𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧  𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmoo  Mar...
15/04/2026

𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧
Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmoo Markasta waxaa diyaar kuugu ah Dhakhaatiir khibrad durugsan u leh Daaweynta iyo qaliimada lafaha

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477

𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧  𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo  Mark...
11/04/2026

𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧
Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Markasta waxaa diyaar kuugu ah
Dhakhaatiir khibrad durugsan u leh Daaweynta iyo qaliimada lafaha
nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 ||   Lafaha ee Bilcil-Carmo waxa uu  hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda...
19/03/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 || Lafaha ee Bilcil-Carmo waxa uu hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda. Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, caafimaad, iyo barwaaqo. Ciid Mubaarak!”

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧  𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 Isbit...
17/03/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧
Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Markasta waxaa diyaar kuugu ah
Dhakhaatiir khibrad durugsan u leh Daaweynta iyo qaliimada lafaha

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477

اللهم بلغنا ليلة القدر اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ العَفْوَ فَاعْفُ عَنِّي
09/03/2026

اللهم بلغنا ليلة القدر
اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ العَفْوَ فَاعْفُ عَنِّي

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo waxaa ka hawl-gala dhakhaatiir khibrad uleh 𝗧𝗼𝗼𝘀𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗼𝗼𝗰𝗮waxaa sameynaa 𝗾𝗮𝗹𝗶...
03/03/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo waxaa ka hawl-gala dhakhaatiir khibrad uleh 𝗧𝗼𝗼𝘀𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗼𝗼𝗰𝗮
waxaa sameynaa 𝗾𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝘀𝗮𝘅 𝗮𝗵.


𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐓𝐢𝐦𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚___________________________________𝙏𝙞𝙢𝙞𝙧𝙩𝙪 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙠𝙪 𝙟𝙞𝙧𝙖 𝙢𝙖𝙘𝙙𝙖𝙣𝙤 𝙖𝙮 𝙠𝙖 𝙢𝙞𝙙 𝙮𝙞𝙝𝙞𝙞𝙣 𝙋𝙤𝙩𝙖𝙨𝙨𝙞𝙪𝙢, ...
23/02/2026

𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐓𝐢𝐦𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚
___________________________________
𝙏𝙞𝙢𝙞𝙧𝙩𝙪 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙠𝙪 𝙟𝙞𝙧𝙖 𝙢𝙖𝙘𝙙𝙖𝙣𝙤 𝙖𝙮 𝙠𝙖 𝙢𝙞𝙙 𝙮𝙞𝙝𝙞𝙞𝙣 𝙋𝙤𝙩𝙖𝙨𝙨𝙞𝙪𝙢, 𝙈𝙖𝙜𝙣𝙚𝙨𝙞𝙪𝙢, 𝙞𝙮𝙤 𝘾𝙖𝙡𝙘𝙞𝙪𝙢 𝙤𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙤𝙤𝙙 𝙠𝙖 𝙦𝙖𝙮𝙗 𝙦𝙖𝙖𝙩𝙖 𝙙𝙝𝙞𝙨𝙢𝙖𝙝𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙖𝙙𝙠𝙖𝙮𝙣𝙩𝙖 𝙡𝙖𝙛𝙖𝙝𝙖.
________________________

Address

Bosaso

Telephone

+252907171743

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share