12/04/2026
Xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso waxay si rasmi ah u shaacinaysaa in uu xarunta imaanayo dhakhtarka qalliimada indhaha, Dr. Shiine, taariikhdu markay tahay 15-04-2026.
Dhakhtarku wuxuu samayn doonaa qalliimada indhaha iyo baaritaanno dhamaystiran, isaga oo adeegsanaya qalab casri ah.
Waxaa socota diiwaangelinta bukaannada. Si aad isu diiwaangeliso, ๐ง๐๐ ๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ฒ 7500050 / 7926666
๐ฒ4656448 4395585
masjid fadumo