Horyaal Hospital

Horyaal Hospital Horyal Hospital is a modern and affordable hospital and diagnostic center in Burao, Somaliland

Jimca Wanaagsan!β€œKa hortaga ayaa ka wanaagsan is-daawaynta”. -Nabigeenna Muxammed (NNKH).Marwalba ku xidhnow Horyaal Hos...
26/12/2024

Jimca Wanaagsan!
β€œKa hortaga ayaa ka wanaagsan is-daawaynta”. -Nabigeenna Muxammed (NNKH).
Marwalba ku xidhnow Horyaal Hospital oo la soco caafimaadkaaga.

07/12/2024

Ka faa'idayso xidhmada kaamil oo ku jirta qiimo dhimis muddo kooban ah.

Horyal Hospital is a modern and affordable hospital and diagnostic center in Burao, Somaliland

27/11/2024

Waxaan idiin ogaysiinaynaa qiima dhimis cusub!
Kaadhka dhakhtarka oo bilaash ah iyo 30% oo qiimo dhimis adeegyada dhakhtarka ah.

Horyal Hospital is a modern and affordable hospital and diagnostic center in Burao, Somaliland

16/11/2024

Dr Gebru, waa dhakhtar ku xeeldheer daawaynta xanuunada uurku-jirta isla markaana waayo aragnimo u leh muddo 5sanno ah.

Wixii macluumaad intaa dheer naga lasoo xidhiidh: +252 2 716111

Horyaal Hospital waxaa uu dadwaynaha reer burco iyo nawaaxigeedu ugu bushaaraynayaa inuu keenay khabiir ku takhasusay xa...
30/10/2024

Horyaal Hospital waxaa uu dadwaynaha reer burco iyo nawaaxigeedu ugu bushaaraynayaa inuu keenay khabiir ku takhasusay xanuunada uur-kujirta sida wadnaha, Beerka, Kelyaha iyo xameetida

𝐖𝐨𝐫π₯𝐝 𝐅𝐒𝐫𝐬𝐭 𝐀𝐒𝐝 πƒπšπ² πŸπŸŽπŸπŸ’On this World First Aid Day 2024, we celebrate the crucial role of first aid in our lives and co...
14/09/2024

𝐖𝐨𝐫π₯𝐝 𝐅𝐒𝐫𝐬𝐭 𝐀𝐒𝐝 πƒπšπ² πŸπŸŽπŸπŸ’
On this World First Aid Day 2024, we celebrate the crucial role of first aid in our lives and communities.

πŸ“’β—πŸš¨ Waxaa weli socota qiimo dhimistii laguugu sameeyay hooyooyinka uurka leh iyada oo umulintu tahay $35 keliya halka qa...
13/08/2024

πŸ“’β—πŸš¨ Waxaa weli socota qiimo dhimistii laguugu sameeyay hooyooyinka uurka leh iyada oo umulintu tahay $35 keliya halka qaliinka dhalmaduna yahay keliya $100. Haddaba ka faa'iidayso oo soo booqo cisbitaalka.

Halkan nagala soo xidhiidh si aad u goosato kaadhka dhakhtarka adigoo gurigaaga jooga: Whats'App: https://wa.me/+252638260000

08/08/2024

Dhakhtarka raajada iyo sawirrada ee Horyal Hospital Dr. Abdisamed iyo adeegyada qaybta Radiology-ga.

06/08/2024

Maxaa kamid ah khataraha uu leeyahay xanuunka macaanku? Daawo Dr. Yonas oo ka sheekaynaya qaabka looga hortago xanuunka macaanka.

Sidoo kale waxaa Horyal Hospital qaybtiisa suuqa dhexe ka socda baadhitaan bilaash ah oo lagaaga baadhayoo xanuunka macaanka. Fadlan h**e u gaadh oo ka faa'iidayso.
FG: Qaybta suuqu waxay ku taallada Afgooye, waxay ku xigtaa xarunta guud ee Premier Bank.

03/08/2024

Horyal Hospital wuxuu kuu diyaariyay dhakhaatiir aqoon sare leh iyo qalab casri ah oo fududaynaya qalliinka hooyada uurka leh.

30/07/2024

Khatarta iyo dhibaatooyinka ay leedahay in uu kaa yaraado Vitamin D-gu. waxaa soo jeedinaysa Dr. Huda Abdillahi.

28/07/2024

Dr. Hager Khalid oo ah dhakhtarka xanuunada dumarka iyo hooyada uurka leh oo ka hadlaysa daawaynta iyo ka hortagga dhiig yaraanta wakhtiga uurka.

Address

15th May School Area
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Horyaal Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category