Carafaat maternity hospital

Carafaat maternity hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Carafaat maternity hospital, Hospital, Cawaale suqaar Street, Burco.

adeeg caafimaad oo hufan, shaybaadh casri ah, bukaan jiifka qaliimada guud iyo kuwa hooyada uurka Cesearian section)
qaliimada fiixaha
adeega ilkaha dental doctor oo dhawaan ku soo biiray adeegyada .

07/06/2024
07/06/2024

Top warning signs of a silent heart attack during heatwave you shouldn't ignore
WAXAYNU YARA EEGI MANTA OO JIMCE AH CALAAMADAHA WADNA XANUUNKA EE UU SABABO KULAYLKA BADANI.

it too much hot or a heart attack?

Symptoms like sweating, dizziness, and weakness can be experienced both amid heat wave and during a heart attack
Dhidid badan , diiqad aad dareento, awooda oo hoos u dhacda waxaas oo dhami waxay muujinayaan in wadna xanuun ka hayo

Our heart works extra hard to regulate our body temperature.
Xaaladaha heerkulku kaco wadnaheenu aad buu shaqada u kordhin sababta oo ah waa in uu ilaaliyaa heerkulka jidhka.

Proper hydration, eating a balanced diet and keeping our bodies cool is the key to keeping our cardiovascular health in top shape.
Cabitaan badan, cuno dheelitiran iyo jidhka oo la qaboojiyo sida adoo qubaysta meel hadhle doonta waa hababka lagu ilaalin karo wadnaha.

Considering half of the heart attacks are silent in nature, their signs could be missed and this may increase risk of mortality
Sidaynu ognay wadne xanuunku waa dilaa qarsoon markaa calaamadahaas waa u qarsoomi karaan qofka taasina waa sababta dhimashada wadna xanuunku u korodho.

06/06/2024

Sl cl dhamaan akhyaarta sharafta leh ee ku xidhan bogayagan oo mudo aynu kla maqnayn

15/03/2023

Ogaysiis.

Dhamaan dadweynaha ku nool gobolkan togdheer iyo agagaarkiisa waxaan la socodsiinayaa in carafaat hospital uu ka banaan yahay hoos shaqo kaas oo ah midwife .
Hdaba cidii danaybaysaa hla soo xidhiidho maamulka cusbitaalka ama 4671825, 4368008,716006.
Shuruuduhuna
1. Waa in uu soomaali yahay
2. Sitaa shahaado cadaybaysa xirfada.
Mudo ilaa 2 sano oo waayo aragnimo shaqeeda.

Address

Cawaale Suqaar Street
Burco

Telephone

+252654436547

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carafaat maternity hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Carafaat maternity hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category