Mandhaye Mental Health Centre Burao

Mandhaye Mental Health Centre Burao Xarunta Maandhaye Burco

wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada horumarinta caafimaadka Dr xuseen oo kormeer balaadhan kusameeyay c...
13/01/2025

wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada horumarinta caafimaadka Dr xuseen oo kormeer balaadhan kusameeyay cisbitaalka maandhaye burco

10/10/2024

Xuska maalinta Badqabka maanka 10/10/24 oo
Maanta laga xusay magaalada burco

09/10/2024
Wll way kaaga baahan yihiin walalahaaga maanka kajiran inaad farxada ciidka aadku caawiso waxaad u awoodo
09/04/2024

Wll way kaaga baahan yihiin walalahaaga maanka kajiran inaad farxada ciidka aadku caawiso waxaad u awoodo

Hambalyo hambalyo Ururka Han Iyo Higsi sanad guuro wacan
09/03/2024

Hambalyo hambalyo Ururka Han Iyo Higsi sanad guuro wacan

agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta caafimaadka Dr maxamed cabdi xergeeye iyo madaxada caafimadka gobolka oo uu uho...
06/03/2024

agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta caafimaadka Dr maxamed cabdi xergeeye iyo madaxada caafimadka gobolka oo uu uhoreeyo isuduwaha caafimadka g/togdher oo ukuurgalay xaalada cusbitalka maandhaye burco ayaa kormeer ugu tagay agaasimaha cisbitalka maandhaye cabdicaliim siciid bulale halkaa oo xafiiska kuqaabilay

Hambalyo isuduwaha cusub ee lagu wareejiyay wasarada horumarinta Caafimadka G/awdal Maxamed Cabdi Axmed
31/01/2024

Hambalyo isuduwaha cusub ee lagu wareejiyay wasarada horumarinta Caafimadka G/awdal Maxamed Cabdi Axmed

Walalayaa waxaan idin xasuusinayaa in lagu jiro wakhtiyadii dhaxanta ,Sidaa daraadeed dadka maanka ka jiran meelkastoo a...
08/01/2024

Walalayaa waxaan idin xasuusinayaa in lagu jiro wakhtiyadii dhaxanta ,
Sidaa daraadeed dadka maanka ka jiran meelkastoo ay joogaan waxay ubaahan yihiin in lasiiyo hoy iyo waxa ay dhaxanta ka gashadaan ,
Sida buste,funaanado,kaadhadh .
Markaa halaga warhayo dadkaa jilicsan ee aan garanayn meel dugsoon tag
Waa laynagu eegayaa qofkastaa wixii uu tarikaro hataro.
Allaa mahad leh

Address

Maandhaye Mental Health Centre (burao)
Burco
SHACABKA

Telephone

+252634306509

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mandhaye Mental Health Centre Burao posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mandhaye Mental Health Centre Burao:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram