Toosiye Physiotherapy Burao Branch

Toosiye Physiotherapy Burao Branch Toosiye Physiotherapy waxu kuhaya jimicsi cafimaad,massage casriya, tobin iyo talo bixin cafimad.

03/03/2025

Alxamdulilaah ilahay ayaa kucaafiyay shaqadii loguqabtay Toosiye Physiotherapy Burao Branch , xilli ay soomartay dhakhaatiir aad ubadan oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ah
Fadlan markasta kuxirnaw xarumaha toosiye

01/03/2025

Maashaa allaah kanina waabukaan kale oo ilahay kucaafiyay shaqadii looguqabtay Toosiye physiotherapy Burao branch.

23/02/2025

TOOSIYE PHYSIOTHERAPY

XIDHMO CASRI AH

KU HEL QIIMO JABAN 3 CISHO & 5 ADEEG

50$ OO KELI AH

1. PHYSIO THERAPY
2. ELECTROTHERAPY
3. MANEUL THERAPY
4. MASAAJ CASRI AH
5. TOOBIN ( HIJAMA )

25/01/2025

Maashaa allaah ilaahay ayaa mahada iskaleh caafimaad taama siiyay bukankan oo loogushaqeeyay qaybta burco ee Toosiye Physiotherapy Burao Branch
Markasta iyo meelkasta aad joogtidba kuxirnaw xarumaha Toosiye

Burco
Hargaysa
Boorama

Bushaaro Bushaaro Bushaaro Toosiye physiotherapy waxuu bukaanadiisa iyo dhamaan dadka u bahaan adeega physiotherapy ugu ...
24/01/2025

Bushaaro Bushaaro Bushaaro

Toosiye physiotherapy waxuu bukaanadiisa iyo dhamaan dadka u bahaan adeega physiotherapy ugu bushaaraynayaa in xarun cusub oo Casri ah la idiinka furay Magaalada BORAMA




16/01/2025

Qiimadhimistan waxa idiin furtay Toosiye Physiotherapy Burao Branch qaybteda burco
Wana 5 casho kaliya fadlan halaga faaidaysto

Qiima dhimista qaybta burco waxay idiin furaysaa malinka sabtida ilaa arbacada Halaga faaidaysto
16/01/2025

Qiima dhimista qaybta burco waxay idiin furaysaa malinka sabtida ilaa arbacada
Halaga faaidaysto

16/11/2024
10/11/2024

Ogaysiis ogaysiis

Kusoodhawaada Toosiye Physiotherapy Burao Branch waxa qiima dhimis wayn laydinku samyeey dhamaan adeegyada aanuqabano
50% macnaha xanuunkasta qiimihiisi h**e kalabarkiisa aya lagadhigay mudo kooban
qiima dhimistu waxay soconaysaa 10/11/2024 ilaa 20/11/2024
Fadlan hamoogan waa jaaniskii ugu waynaa ee qimadhimisa uu sameeyo Toosiye physiotherapy burco branch

Toosiye Physiotherapy waxu kuhaya jimicsi cafimaad,massage casriya, tobin iyo talo bixin cafimad.

  ga   ka 🚩CALAAMADAHA 🚩✅SOCODKA OO QOFKA DHIBA✅DHABARKA OO SOO QALOOCDA✅FAJIGA OO IS BEDELA✅GACMO GARIIR✅JILBAHA OO SOO...
11/10/2024

ga ka

🚩CALAAMADAHA 🚩
✅SOCODKA OO QOFKA DHIBA
✅DHABARKA OO SOO QALOOCDA
✅FAJIGA OO IS BEDELA
✅GACMO GARIIR
✅JILBAHA OO SOO LAABMA

☎️2884

Address

Afgooye Masajidka Afgoye Isgoyskisa Dhanka Bari Eegaya
Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252638066555

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toosiye Physiotherapy Burao Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Toosiye Physiotherapy Burao Branch:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram