Nairobi Poly Clinic & Dental Care

Nairobi Poly Clinic & Dental Care Nairobi Poly Clinic & Dental Care waxaad ka helaysaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh.

Ogaysiis ... Nairobi Poly Clinic & Dental Care  wuxuu Bulshada ku dhaqan Burco iyo Nawaaxigeeda ogaysiinayaa in uu idiin...
01/05/2025

Ogaysiis ... Nairobi Poly Clinic & Dental Care wuxuu Bulshada ku dhaqan Burco iyo Nawaaxigeeda ogaysiinayaa in uu idiin fadhiyo dhakhtarkii Maqaarka iyo Xasaasiyada oo khibrad iyo waayo aragnimo u leh Xanuunada ku dhaca maqaarka sida Finanka Wejiga , Haaraha , Cambaarta , Qawadka, IWM .. hadaba hadii aad ka cabanaysid Maqaarka waxaad naga helaysaa shaybaadh iyo Dawooyin tayo leh ... ugu soo hagaag Nairobi bartamaha suuqa Burco gaar ahaan Fooqa Ilma-indhodeero , ama ka soo horjeedka Hemo Books iyo Suubsan Cakes ... kala xidhiidh 712255 /0634348362 / 0634436538 / 0634147348

Dhakhtarkii Neerfaha ayaa shaqada ka bilaabaya Nairobi Poly Clinic Burco 19-04-2025 maalinta Sabtida .
18/04/2025

Dhakhtarkii Neerfaha ayaa shaqada ka bilaabaya Nairobi Poly Clinic Burco 19-04-2025 maalinta Sabtida .

19/03/2025

Nairobi Dental Clinic waxaa lagugu sameeyey qiimo dhimis balaadhan oo boqolkiiba 30% ah fadlan h**e u gaadh ama kala xidhiidh Tell :712255 / 0634164852 / 0634348362

05/05/2024

Nairobi Poly Clinic & Dental Care , Burco waxaa shaqada ka bilaabaya 05/05/2024 Dr. cabdirisaq ibrahin isaaq oo ku takhasusay xanuunada ku dhaca maskaxda iyo neerfaha sida faaliga , af-qalooca , suuxdimaha , madax-xanuunka , dhabar-xanuunka iyo curuuqaha. Dhakhtarku wuxuu sitaa Computer casriya oo Maskaxda lagu Eegayo . waxaa kale oo idiin fadhiya dhakhtarkii maqarka Iyo xasaasiyada (Allergy), Oo si joogto ah uga hawlgala Nairobi poly clinic , dhakhtarku wuxuu kaa daweynayaa xanuunada maqaarka sida: finanka wajiga, cuncunka ,Qawadka, Dildillaaca jidhka , canbaarta, wajiga saliida leh, toxobta , haaraha wajiga , jarista burooyinka, daldaloolka wajiga iyo baraska.
Shaybaadh casriya iyo Shaqaale Xirfad leh ugu kaalay Nairobi Poly Clinic & Dental Care
Ugu hagaag Nairobi Poly Clinic Fooqa ilma-indhodeero Albaabada hoose e waqooyi . Ama Kala xidhiidh tell: / 0634348362 / 0634147348 / 0654147348/ 0659069709 / 0634436538

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Bulshada reer Burco in uu shaqada ka bilaabayo xarunta Caafimaad ee Nairobi Poly Clinic & ...
08/10/2023

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Bulshada reer Burco in uu shaqada ka bilaabayo xarunta Caafimaad ee Nairobi Poly Clinic & Dental Care dhakhtarkii maskaxda iyo Neerfaha , hadaba hadii aad leedahay Madax-xanuun , curuqyo-xanuun , dhabar-xanuun , Suuxdimo, Af-qalooc and uu Faalig kugu dhacay u kaalay Dr Abdirisaq Ibrahin Isaq oo khibrad balaadhan u leh daaweynta xanuunada Maskaxda iyo Neerfaha ...Goobtu waa Fooqa Indha-deero ee bartamaha suuqa albaabada waqooyi ka soo horjeedka Mubarak pharmacy...

Ka faaidayso Fursadan oo ku eeg 30/9/2023 .
11/09/2023

Ka faaidayso Fursadan oo ku eeg 30/9/2023 .

29/08/2023

Ma degentahay xaafadaha Saylada , Nafaqo , Maxamed Cali, Tuurta ,Kiiniyada ,Kiinaal , iyo Agagaarkooda ama Guud ahaan Burco . Xarunta Caafimaad ee Nairobi Poly Clinic & Dental Care Branch 2 waxay ku ogaysiinaysaa in Kaadhka Dhakhtarku Bilaash yahay , Shaybaadhkana laguugu sameeyey Qiimo dhimis balaadhan oo Boqolkiiba 20% ah . Hadaba h**e u gaadh Xaruntan oo ku taala XAAFADA NAFAQO ka soo horjeedka Gaadhka SHABCAAN .

27/08/2023

Nairobi Poly Clinic & Dental Care waxay ogaysiinaysaa Bulshada ku dhaqan burco iyo nawaaxigeeda in Xarun Caafimaad laga furay Xaafada NAFAQO iyo SAYLADA dhexdooda , hadaba waxaa halkaas kuugu diyaar ah Pharmacy dawo tayo sareysa kuu haya iyo Qayb laguugu fulinayo GARGAARKA DEGDEGA AH , xaruntan waxaad ka helaysaa Habeen iyo Maalinba Dhakhtar iyo Shaqaale Caafimaad oo firfircoon.

We are hiring
17/07/2023

We are hiring

Any interested candidates can address their applications to the Clinic Administrator not later than 12:00pm on 19th July 2023.
Applications can be hand delivered to the office of Administrator Nairobi Poly Clinic & Dental Care at Deero Building Burco or sent Through calidhuux693@gmail.com .

Any interested candidates can address their applications to the Clinic Administrator not later than 12:00pm on 19th July...
17/07/2023

Any interested candidates can address their applications to the Clinic Administrator not later than 12:00pm on 19th July 2023.
Applications can be hand delivered to the office of Administrator Nairobi Poly Clinic & Dental Care at Deero Building Burco or sent Through calidhuux693@gmail.com .

Address

Sheikh-bashir Street And Nafaqo
Burco
252

Telephone

+252634348362

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nairobi Poly Clinic & Dental Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category