Tiens herbal lrodegt combayn burco somalialnd

Tiens herbal lrodegt combayn burco somalialnd Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tiens herbal lrodegt combayn burco somalialnd, Medical and health, 0638299701, Burco.

20/11/2024
15/01/2024

Daaweynta Cudurada Guud

Daaweynta Kilyo xanuunka
Daaweynta Kaadi baxsadka
Daaweynta Calool istaaga
Daaweynta Baabasiirka
Daaweynta Mindhicir xanuunka
Daaweynta Madax xanuun joogtada ah.
Daaweynta Lafo xanuunka
Daaweynta Murqo xanuunka
Daaweynta Jilbo xanuunka
Daaweynta Hurdo la'aanta
Daaweynta Dhiig la'aanta
Daaweynta Nafaqo darida
Daaweynta Neefta
Daaweynta Kalastaroolka
Daaweynta Gaas calooleedka
Daaweynta Sonkorowga
Daaweynta Dhiig karka
Daaweynta Burukiitada iyo neefta o ku dhibta
Daaweynta Cago bar
Daaweynta Lugo hurka
whtsaqq up .m
Kala xariir +25263 8299701

Tell:what'sapp:::+252 638299701  or call 📞 +252 638299701cudurka macaanka (Diabetes)?!!Cudurka macaanka ama sokorowga wa...
15/01/2024

Tell:what'sapp:::+252 638299701 or call 📞 +252 638299701

cudurka macaanka (Diabetes)?!!
Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan dadka qabaahina ay dhiigoodu ku badantahay sokorta waxaana loo yaqaanaa ‘’hyperglycemia’’.

Cudurka macaaWaa maxay nka waxa uu ku imaan karaa :

In jirku uusan helin insulin ‘hormone’ kufilan
Iyo in jirka uu san ka jawaabin insulinta.
Insulin waxaa sameeya xameetiga oo ah xubin kutaala caloosha gadaasheeda , xameetiga waxaa ku jira unugyo ‘‘islets’’ kuwaasi oo sameeya insulinta kadibna ku dara dhiiga si ay u yareeso sokorta badan eek u jirta dhiiga.

Waqti dheer hadii cudurkan uu sii raago waxa uu keeni karaa caqabado ay kamid yihiin: cudurada wadnaha, sida wadnaha oo istaaga, kilyaha oo shaqa gaba, indha la’an dhibaatooyin dhanka ilkaha ah farxd darro iyo dhibatoyin dhanka uurka ah hadii ma**da xaamilada ah uu kudhaco sokorta.

Noocyada cudurka macaanka:

Cudurkan waxa uu leeyahay seddex nooc oo kala ah :

Nooca 1aad: waxaa sababa in jirku uusan helin insulin kufilan taas oo katimid burbur kuyimid unugyadi soo saari lahaa waxa uuna inta badan ku dhacaa caruurta iyo dadka da’da yar.
Sababaha ugu badan ee qofka uu kugu dhici karo cudurka waxa ay noqon karaan kuwa dhaxal ah oo kaga yimid waalidkiisa oo horay uqabay cudurka macaanka, sababa la xiriira degaanka sida cunada uu qofku cunayo iyo in burbur uu kuyimado unugyadii soo saari lahaa insulin.

Nooca 2aad: noocan waxaa keena sababa ay kamid yihiin jirka oo ka jawaabin insulin ama in uusan helin insulin ku filan ama unugyada beerka oo aan si wanaagsan u isticmaalin insuinta lasoo saaray.
Nooca 2aad ee cudurka macaanka waxa uu ku dhacaa dadka da’ dhaxaadka ah , dadka duqoobay iyo sidoo kae dadka aadka u cayilan, uma badna in uu ku dhaco dadka yar yar haddii aysan ahayn kuwa ciyilkoodu xad dhaaf yahay.

Sababaha ugu badan ee noocan lala xiriiriyo waxaa kamid ah , cayilka saa ‘idka ah , jimicsi la’aanta , jirka oo insulinta si haboon u adeegsan , iyo beerka oo soo

15/01/2024

Dawo herbal ah 0638299701

15/01/2024

Shaqo wacan 0638299701

15/01/2024

subax wngsan asxap shaqo wacan malin wacan

14/01/2024

Kalay shaqsyso 0638299701

Address

0638299701
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiens herbal lrodegt combayn burco somalialnd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram