Buhodle community Hospital-BCH

Buhodle community Hospital-BCH buhodle community hospital is the general hospital of buhodle district somalia.

17/08/2023
27/05/2023

Video:-Caaqil yuusuf abdi culujoog oo kamida dadka ku xidhan cusbitalka, xaaskiisana loogu sameeyay qaliinka kala badbaadinta hooyada iyo ilmaha.(Daawo)

26/05/2023

Qaybta dhalmada ee cusbitaalka Buhodle community Hospital-BCH oo kamida qaybaha ugu muhiimsan cusbitaalka waxaa diyaar kuugu ah shaqaalo tababaran oo aqoon leh iyo adeeg nadiifa oo tayo sareeya.

26/05/2023

Dr hassan abdi iiman waa dhakhtarka guud iyo qaliimaadka ee cusbitaalka Buhodle community Hospital-BCH .

26/05/2023

Qaybta suuxinta iyo gargaarka degdega ah ee cusbitaalka Buhodle community Hospital-BCH Dr abdikarin mohamud mizan

26/05/2023

Qeybta shaybaadhka ee Buhodle community Hospital-BCH iyo Dr mohamed muuse iyo Dr's hamdi yusuf.

26/05/2023

Video:- dhuux abdillaahi cige iyo xaaskiisu wxy ka mid ahaayeen dadkii kasoo barakacay magaalada laascanod, waxaa xaaska qaliin loogu sameeyay cusbitaalka bulshada buhodle. (Daawo)

26/05/2023

Cusbitaalka bulshada buhodle Buhodle community Hospital-BCH.
Adeegyada uusoo kordhiyay.

Cusbitaalka bulshada buhodle oo adeegyo cusub soo kordhiyay.
25/05/2023

Cusbitaalka bulshada buhodle oo adeegyo cusub soo kordhiyay.

Qaliimada lagu fulinayo cusbitaalka bulshada buhodle Buhodle community Hospital-BCH.1=qaliinka hooyada uurka leh oo isag...
11/05/2023

Qaliimada lagu fulinayo cusbitaalka bulshada buhodle Buhodle community Hospital-BCH.

1=qaliinka hooyada uurka leh oo isaga gacanta bilaash lagaga dhigay.
2=daaweynta iyo qaliinka qabsinka.
3=qaliinka bogdilaaca.
4=qaliinka burooyinka iyo fiixaha.
5=daaweynta iyo qaliinka burrooyinka makaanka kasoo baxa.
6=kabida lafaha jabay.
7=daaweynta dhaawacyada iyo kasoo saarida xabadaha.
8=kasoo deynta dhiiga sanbabada galla.
9=gudniinka caruurta.

11/05/2023

Buhodle community Hospital-BCH waxa uu ugu bishaaraynayaa dhamaaan bulshada ku dhaqan buhodle iyo nawaaxigeeda in cusbitaalku si bilaasha oo lacag la,aana uu ku fulinayo adeega kala badbaadinta ama qaliinka hooyada uurka leh.

Address

Kasoo Horjeedka Guriga Ilma 11Le Ama Dhinaca Koonfureed Ee Garoonka Weyn Ee Kubada Cagta
Buuhoodle

Telephone

+252634985254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buhodle community Hospital-BCH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Buhodle community Hospital-BCH:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category