Shifaa Hospital Dhuusamareeb

Shifaa Hospital Dhuusamareeb Shifaa Hospital Dhuusamareeb waxaa kugu diyaara dhaqatiir qibrad leh iyo daawo tayo leh laguna keydiyey goob ku haboon

SANAD WALBA MAANTO KALE WAXAA DUNIDA LAGA XUSAA MAALINTA UMULISOOSINKA WAXAAN LEENAHAY UMULISO WALBA SHAQO ADAG AYAAD U ...
05/05/2026

SANAD WALBA MAANTO KALE WAXAA DUNIDA LAGA XUSAA MAALINTA UMULISOOSINKA WAXAAN LEENAHAY UMULISO WALBA SHAQO ADAG AYAAD U HEYSAA BULSHADA KAALIN MUHIIM AH AYAAD UGU JIRTA BULSHADA WAANA IDIIN HAMBALYEYNEENAA .



Shifaa Hospital Dhuusamareeb

OGEYSIIS MUHIIM AH Isbitaalka Shifaa Hospital Dhuusamareeb waxaa imanaya Dhakhtar ku Takhasusay cudurada cunaha, sanka i...
25/04/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH
Isbitaalka Shifaa Hospital Dhuusamareeb waxaa imanaya Dhakhtar ku Takhasusay cudurada cunaha, sanka iyo dhagaha (ENT).
👨‍⚕️ Dr. Cabdi Kariim Rooble ayaa imanaya, wuxuuna diyaar u yahay:
✔️ Daaweynta xanuunada dhagaha
✔️ Cabirka maqalka & adeegyadiisa
✔️ Daaweynta sanboorka
✔️ Daryeelka cunaha iyo qumanka
📅 Taariikhda: 29 April 2026
📞 Nala soo xiriir: 61 3771133

21/04/2026

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Dhammaan bulshada ku dhaqan Dhuusamareeb iyo Nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in uu Dr. Abdikarim Dhoore oo ah dhaqtarka Qaliimada Cunaha, Sanka iyo Dhagaha uu imaanayo Isbitaalka Shifaa Taariiq 29ka Bisha April 2026 Insha Allah.

Isdiiwaan galintu waxeey ka socotaa Isbitaalka Shifaa Dhuusamareb.

Ka faa iideysi wacan

Qaar ka mid ah howlwadeenada Isbitaalka Shifaa Dhuusamareeb loo qabtay Workshop ku saabsan xiisaabinta Daawada bukaanka ...
20/04/2026

Qaar ka mid ah howlwadeenada Isbitaalka Shifaa Dhuusamareeb loo qabtay Workshop ku saabsan xiisaabinta Daawada bukaanka la siiyo ( Workshop on Drug Calculation) oo uu soo qaban qaabiyay maamulka sare ee isbitaalka, uuna fududeeyay Dr. Jibril Mohamed Farah oo ah dhaqtarka caruurta iyo dhallaanka isbitaalka, eyna ka faa ii deysteen howlwadeenada kala duwan ee ka shaqeeya daryeelka bukaanka.

Tababarkaan ayaa u jeedadiisa eheed in sare loo qaado xirfadda iyo aqoonta howl-wadeenada ka howlgala isbitaalka.

Isbitaalka Shifaa oo ah astaanta daryeelka bukaanka gobolka ayaa marwaliba horumariya xirfadda iyo aqoonta
howl-wadeenada ka howlgala isbitaalka, uguna adeega macaamiisha si heer sare ah.

jimca wanaagsan  dhamaantiin
16/04/2026

jimca wanaagsan dhamaantiin

09/04/2026

Ogeysii Dhamaan Bulshada kudhaqan Caasimada Dhuusamareeb iyo Nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in Shifaa Hospital Dhuusamareebuu dib usoo dhoqday Dr sami Alsadiq oo ah dhakhtarka cudurada haweenka ka Faa'iideysi wacan.

Munaasabadda Maalinta Caafimaadka Adduunka (World Health Day) waxaa la xusaa sanad kasta 7-da Abriil, si loo xoojiyo wac...
07/04/2026

Munaasabadda Maalinta Caafimaadka Adduunka (World Health Day) waxaa la xusaa sanad kasta 7-da Abriil, si loo xoojiyo wacyiga bulshada ee caafimaadka iyo daryeelka caafimaadka guud Shifaa Hospital Dhuusamareeb waxa uu bulshada soomaaliyeed leeyahay "Ilaali Caafimaadkaaga si aad u ilaaliso naftaada"




Fadlan soo booqo oo latasho D𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 Q𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 ee Shifaa Hospital Dhuusamareeb oo adeegsanaya qa...
04/04/2026

Fadlan soo booqo oo latasho D𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 Q𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 ee Shifaa Hospital Dhuusamareeb oo adeegsanaya qalab iyo daaweyn casri ah.




Calaamadaha xanuunada ku dhaca xameetidaLakulan Dhaqaatiirta Shifaa Hospital Dhuusamareebsi aad usameyso baaritaan caafi...
25/03/2026

Calaamadaha xanuunada ku dhaca xameetida

Lakulan Dhaqaatiirta Shifaa Hospital Dhuusamareeb
si aad usameyso baaritaan caafimaad oo lagu hubinaayo badqabka xameetidaada

19/03/2026

Ciid wanaagsan
Maamulka, Dhakhaatiirta, iyo Howlwadeenada Shifaa Hospital Dhuusamareeb waxay ugu hambalyeynayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed Munaasabadda Barakeysan ee Ciiddul Fidriga.



Xuska Maalinta Kilyaha Adduunka.Caafimaadka kilyaha waa caafimaadka nolosha. samee baaritaan joogto ah si aad uga hortag...
12/03/2026

Xuska Maalinta Kilyaha Adduunka.
Caafimaadka kilyaha waa caafimaadka nolosha. samee baaritaan joogto ah si aad uga hortagto cudurrada kilyaha.
Shifaa Hospital Dhuusamareeb

11/03/2026

🦷 DHAQTARKA AFKA IYO ILKAHA

Dhoolla-caddeyn Caafimaad Leh Waa Quruxdaada

👨‍⚕️ Baaritaan guud oo ilkaha ah
🪥 Nadiifinta iyo daryeelka ilkaha
🦷 Buuxinta ilkaha (Dental Filling)
😁 Qurxinta iyo caddeynta ilkaha (Teeth Whitening)
🔧 Daaweynta xanuunka ilkaha iyo cirridka

Shifaa Hospital Dhuusamareeb WAXAA DIYAAR KUUGU AH
AQIL ABDUL MOHAMED OO AH DHAQTAR KHIBRAD IYO AQOON DURUGSAN LEH KA'FAAIIDEYSI WACAN

Address

Shifaa Hospital Dhuusamareeb Waxaa Uu Kuyalaa Kasoo Horjeedka Dabaqa Hormuud Dhusmareb-Galmudug-Somali
Dhuusamarreeb

Telephone

+252613771133

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifaa Hospital Dhuusamareeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shifaa Hospital Dhuusamareeb:

Share

Category