Barwaqo Specialist Hospital

Barwaqo Specialist Hospital BSH

12/04/2022

Ramadaan kariim Dhamaan Muslimiinta oo idil

11/01/2022
12/07/2021



waxa qudbadi ugu danbesay bixinaya (Dr Guduudow) agaasimaha isbitaalka BARWAAQ ahna Kaadir dhanka cudurada caruurta ,

waxuuna ka hadalayaa daweynta cudurka cagaarshowga iyo caruurta , sida looga horta
gi karo hooyada ineey u gudbiso cungeeda cagaarshowga.

19/07/2020
Waa Sanad xasuus mudan 2019 shaqadii ugu adkeyd ee ee Marto  Dhaqaatiirta gargaarka degdega ah ee BSH waxay shaqaas u u ...
03/06/2020

Waa Sanad xasuus mudan 2019 shaqadii ugu adkeyd ee ee Marto

Dhaqaatiirta gargaarka degdega ah ee BSH waxay shaqaas u u fuliyeen si geesinimo ah waxay u adeegeen Bulshadooda habeen iyo maalin kaalin lixaad ayaabka qaateen waana dhaqaatiir Voluntry oo habeen iyo maalin u taagan bulshadooda waana ku isku filan ay leeyihiin qibrado caafimeed dhankas ay buuxin karaa
Mahadsandiin ayaa leeyahay
(DoFa)

Isbitaalka BARWAAQO Specialist Hospital oo aad horay oogabarateen adeeg caafimaad oo tayo sare leh hormuudna ka ahaa daa...
28/09/2019

Isbitaalka BARWAAQO Specialist Hospital oo aad horay oogabarateen adeeg caafimaad oo tayo sare leh hormuudna ka ahaa daaweenta cudurada badan . wuxuu ogaysiinayaa bulshada soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada ku dhaqan Deg. Diinsoor iyo Nawaaxigeeda in isbitaalka lagu soo kordhiyay fiisito iyo Qaliimaha Burooyinka
Sidoo kale waxaa lagu soo kortiyay Burooyinka Dhuunta iyadoo lagu Daaweynaayo si Fudud oo la siinayo daawoyin ay baabiyaan Burooyinka dhuunta oo deegaankeena aad ugu badan tahay.
Qeybtan oo lagu soo kordhiyay qaliinka Burooyinka waxaa la fulin doonaa Asbuucii hal oo ah maalinta Jumcaha.
Wixii faafaahin ah kala xariir Xafiiska Barwaaqo Specialist Hospital BSH

25/08/2019

Howlaha shaqo oo ah la dagaalanka aragti yarida oo ku faa.ideystaan sanadkiiba boqolaal qof oo ku nool koonfur gableed ee Soomaaliya gaar ahaan deg. DIINSOOR iyo nawaaxigeed
Project ga waxaa ka Socda deg. Diinsoor gaar ahaan
kasoo horgeedka masaajidka wayn ee deg. DIINSOOR
WIXII faahfaahin ah kala xariir
barmedicalcentre@gmail.com

 -kaTramadol Waa daawo xanuun baab’iso ah waxaana lagula tacaalaa xanuunada meel dhaxaadka ah iyo kuwa aadka u daran sid...
22/08/2019

-ka

Tramadol Waa daawo xanuun baab’iso ah waxaana lagula tacaalaa xanuunada meel dhaxaadka ah iyo kuwa aadka u daran sida xanuunada kadhasha kaankarada.

Cirbad iyo kaniiniba wa ay u diyaarsantahay oo waa looga helaa Farmashiyaasha iyo Xarumaha daawooyinka.

Daawooyinka dunida laga helo aya ah 2bo qeybood marka loo eego sharciga iibsashada Daawooyinka; 1.qeyb loo ogolyahay in uu qofka iibsado asigoo aan heysan ruqsad ama warqad dhaqtar so qoray iyo 2.Qeyb uusan qofka iibsan Karin warqad dhaqtar uu soo qoray la’aanteed. Tramadol-ku waxa uu Qeyb ka yahay Qeybta 2aad ee an la ogoleyn in uu dhatar soo qoro mooyaane. Hadaba

-ka_waxa_keena:
1. isticmaalka daawadan waqti dheer
2. Qaadashada kuuro ka weyn inta looga talagalay
3. Qaadashada daawadan si isu dhadhow.
4. In uu qofki iska cuno asigoo uusan dhaqtar uso qorin; arintaan waxa ku badan dhalinyarta kubadda ciyaarta iyo dadka shaqooyinka culus qabta, ayagoo kadareema firfircooni balse aqoon badan u laheyn dhibaatadiisa.
5. In lala isticmaalo daawadaan maandarooyaal kale sida: khamrada, xashiishka, daawada diyaasbam (diazepam), xanuun baabi’yaal kale IWM.

:
1. Qofka oo aan daawada ka ahaan kareyn, marwalbana raadiyo
2. Qofka oo aan daawada la’aanteda shaqeyn kareyn
3. Saameyn shaqada maskaxda sida: qofki oo lug ama gacan dhacdo, kaadida oo ku dhagta IWM.
4. Qofki oo aan shaqeyn Karin daawada la,aanteeda
5. Kacsanaan, xanaaq badan, walwal, qalal, matag, wareer, dhalmo la’aan, mala awaal wadno garaac, madax xanuun, qofka oo dhulka kudhaca iyo calaamado badan ayaa laga yaaba in u qofka isku arko.

. Sanadihii ugu dambeeyay waxa aad usoo batay isticmaalka Daawada Tramadol-ka gaar ahaan dhalinyarada iyo xoogsatada iyagoo ka aaminsan in tramadol-ku yahay daawo xanuun baabi’iye foorta ah Balse aan si dhab ah u ogeyn waxyeeladiisa ba’an.

Haddii aad dhacdo kala kulanta ama ka maqashay isticmaalka daawadaan fadlan nala wadaag adigoo aan xuseyn bukaanka heybtiisa.

MAHADSANIDIIN
Laga bilaabo 23/08/2019
waxay si cad oo bayaan ah u caddeynaysaa inay joojinayso ka ganasiga Tramadol tab / injection anagoo eegnay dhibaatada uu bulshada dhaxdeeda uu ku leeyahay kaniinigaan sidaas darteed xarunt Barwaaqo_Specialist_Hospital lagama bixin doona lagama gadi ama iibin doona kaniinigan ilaa iyo caddeyn dhaqtar soo qorey moogey waxaana ku wargilinay dhamaan dhaqaatiirta ka howl gasha Barwaaqo_Specialist_Hospital oo ugu horeeyo

1
2
3
4
5
6
7 'alim Mohamed
8

WABILAAHI TOWFIIQ

13/08/2019

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan bulsha waynt ku dhaqan deg. DIINSOOR iyo Nawaaxigeeda waxaa looga bishaareynayaa in ay
Barwaaqo Specialist Hospital ay furtey ama qeybta Quudinta caruurta ee Nafaqa darada oo loo yaqaan SC ama ITFC.
Sidaas darteed waxaa bilaabtey inay ka guulaysato caruur badan oo la tacaal daran cudurka nafaqo darada iyadoo loo raacayo xeerka Quudinta carùrta sidoo kale waxaa la siinayaa daawooyin tayo leh iyo quudin nafaqeyn ah. Sidoo kale waxaa kuu diyaar ah dhaqaatiir habeen iyo maalin Kuu shaqeynayso
Wixii faah faahin ah kala xariir
Diinsoor kasoo horjeedka masaajidka weyn deg. DIINSOOR masjidul Jaamac
Tell Num. 615004855 / 615213561 / 615029236
ama Email adress barmedicalcentre@gmailcom

Address

615004855
Dinsor
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaqo Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Barwaqo Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category