Xildhibanka

Xildhibanka โ€œI am passionate about my work. Because I love what I do, I have a steady source of motivation tha

Diyaar-Garawga Maalinta Xuska 18 May ee Somaliland ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ
22/04/2025

Diyaar-Garawga Maalinta Xuska 18 May ee Somaliland ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ

Waxkasta oo loo samro waa la helaa.56 sano ka hor maantoo kale ayay ku gulaysatay Carabao cup ๐Ÿ†๐ŸŽ‰ Newcastle United.Congra...
16/03/2025

Waxkasta oo loo samro waa la helaa.

56 sano ka hor maantoo kale ayay ku gulaysatay Carabao cup ๐Ÿ†๐ŸŽ‰ Newcastle United.
Congratulations ๐ŸŽŠ ๐Ÿ‘ Once Again

Alle Haw Naxariisto Walaalkaan Aamiin."Qofna Dhalashaaduu Kuu Dhiibayaa UbaxQofna Si Aad U Dhimatuu Kuu Qoolayaa Dhagar"
16/03/2025

Alle Haw Naxariisto Walaalkaan Aamiin.

"Qofna Dhalashaaduu Kuu Dhiibayaa Ubax
Qofna Si Aad U Dhimatuu Kuu Qoolayaa Dhagar"

Ramadan Mubarak ๐Ÿ™Œ
28/02/2025

Ramadan Mubarak ๐Ÿ™Œ

โ€œWaxaan idiin balan qaadayaa in aanay jiri doonin Doorasho dambe oo dib u dhacda.Waxaan idiin balan qaadayaa inaan idiin...
04/08/2024

โ€œWaxaan idiin balan qaadayaa in aanay jiri doonin Doorasho dambe oo dib u dhacda.

Waxaan idiin balan qaadayaa inaan idiin Shaqeeyo oo anan idinka shaqaysan, in aan idin Dhagaysto oo aanan iskakiin dhaga marin, In aan idin Mideeyo oo aanan idin kala qaybin.โ€ Musharax Cirro

Dr. Nadiira Cabdillaahi oo ahayd dhakhtarad ka hawlgasha cisbitaalka Badhan, qaybta dhalmada iyo haweenkaa, ayaa geeriyo...
11/04/2024

Dr. Nadiira Cabdillaahi oo ahayd dhakhtarad ka hawlgasha cisbitaalka Badhan, qaybta dhalmada iyo haweenkaa, ayaa geeriyootay kadib kolkii ay ummul-aroortay.

Marxuumadda oo aad looga yaqaannay magaalada Badhan ayaa dhawaan ku guuulaysay qalliiin ay ku keentay hooyo sidday saddex ubad ah.

Ilaahay ha u naxariisto. Ehelkii, asxaabti iyo bahdii caafimaadka ee ay ka baxday na Samir iyo iimana ha ka siiyo.

Erigavo Oo Si Heer-sare ah Looga Ciidaya. Halka Yaad Ka Salamaysa?
10/04/2024

Erigavo Oo Si Heer-sare ah Looga Ciidaya.

Halka Yaad Ka Salamaysa?

Eid Mubarik to you๐Ÿ™‹ and your family ๐Ÿ‘ช May this Eid-ul-Fitr bring lots of joy, love, success and prosperity to your life๐ŸŒ™...
09/04/2024

Eid Mubarik to you๐Ÿ™‹ and your family ๐Ÿ‘ช

May this Eid-ul-Fitr bring lots of joy, love, success and prosperity to your life
๐ŸŒ™๐ŸŒŸุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ๐ŸŒดูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Halkani waa ceerigaabo
08/04/2024

Halkani waa ceerigaabo

Malaayiin qof oo ku kala nool dalalka Maksiko, Maraykanka iyo Canada hadda si toos u arka qorrax-madoobaad Allow nacafi
08/04/2024

Malaayiin qof oo ku kala nool dalalka Maksiko, Maraykanka iyo Canada hadda si toos u arka qorrax-madoobaad

Allow nacafi

Degdeg: Jigjiga oo afur wadarada qabsatay
06/04/2024

Degdeg: Jigjiga oo afur wadarada qabsatay

Hargaysa oo rooban, magaalada aad joogto waa sidee jawigeedu ..?
02/04/2024

Hargaysa oo rooban, magaalada aad joogto waa sidee jawigeedu ..?

Address

Erigabo

Telephone

+252634991645

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xildhibanka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram