Qeydaro General Hospital

Qeydaro General Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qeydaro General Hospital, Hospital, 0611353853, Gaalkacyo.

05/03/2025
QAYDARO hospital:  04 March, 2025Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Daahir Faa...
05/03/2025

QAYDARO hospital: 04 March, 2025

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Daahir Faarax Fiidow.

Wasiir Dowlaha ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Caafimaadka ee deegaanka Qeydaro. intii uu socday kormeerka Wasiir Dowlaha ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ka go’an tahay inay garab istaagto dadaallada bulshada ee lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka.

Sidokale Wasiirka ayaa bogadiyay shaqada ka socota isbitalka una mahad celiyay shaqalaha

Iskudawaha wasaradda cafimaadka gobalka mudug  ee  Galmudug  Dr liban Abdulkadir ayaa kormer shaqo  ku tagay deeganka qa...
21/02/2024

Iskudawaha wasaradda cafimaadka gobalka mudug ee Galmudug Dr liban Abdulkadir ayaa kormer shaqo ku tagay deeganka qaydaro asago oo u kuur galey xaladaha cafimadka deganka qeydaro.

Iskuwaha safarkiisa waxaa ku weheliyey xiliban golaha deeganka ee dagmada Galkacyo mahamed cali haji .

Safarka wax u daba jogay xarunta cafimadka ee degaanka mar dhow la howl galiyey sidii howlahaas loo dardargali laha . Ayado xarunta si habsama leh howsheedu u socoto

Sido kale si dhow uga xog wareystay mamulka iyo gudiga cafimadka deganka arimaha cafimadka ee deganka .

Iskuwaha cafimadka gobalka mudug wax uu kula darmay innay dar dar galiyan howlaha cafimadka ee deeganka

01/02/2024
01/02/2024

Waxaan hanbalyo udireynaa hadan nahahy bahda cafimaadka gudomiyaha iyo gudomiye ku xigenka dhalinyarada deganka qeydaro hanbalyo hanbalyo

06/01/2024

Boqashadii gudomiyaha hobyo ee qeydaro hospital

Gudomiye welcome qeydaro hospital sharaf iyo karamo aaad baan kugu mahad naqeyaa hanahay bahda caafimadka
06/01/2024

Gudomiye welcome qeydaro hospital sharaf iyo karamo aaad baan kugu mahad naqeyaa hanahay bahda caafimadka

08/01/2023
Bulsho wanaagsab oo mudan in looshaqeyo mahad sanadiin
15/09/2022

Bulsho wanaagsab oo mudan in looshaqeyo mahad sanadiin

Dr Abdihakim macalin shaqo wanasan baad hesaa alaha kula garabgalo runtii waad soo dhabar adeegtay ajar alaha kaa siiyo
15/09/2022

Dr Abdihakim macalin shaqo wanasan baad hesaa alaha kula garabgalo runtii waad soo dhabar adeegtay ajar alaha kaa siiyo

Address

0611353853
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qeydaro General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category