
10/02/2023
Dhammaan macaamiisha sharafta leh ee ku xiran xarunta caafimaadka Altamimi clinic and pharmacy Waxaan idinla qaybsanaysaa farxada maalinta barakaysa ee jimcada waxaan idinleenahay 《 jimco mubaarak 》
FG: ciddii aan la socon howlaha shaqo ee ay qabato xaruntu iyo halka ay kutaal
Waxaa ku hagi doona numbarada hoos ku xusan .
Xarunta altamiimi clinic and pharmacy waxay ku taalaa Aaga dowlada hoose degmada galkacyo qaybta puntland ama dhabarka dambe ee masjidka xaaji cali biixi
Hadaba wixii faahfaahin ah oo intaasi dheer kala xiriir golis 0907780430 ama 0905949292 ama hormuud kala xiriir 0612179121
Fiiro gaar ah
isqoristina waysocotaa ee yaan lagaa buuxin