Al hilaal clinic and Pharmacy Gaalkacyo

Al hilaal clinic and Pharmacy Gaalkacyo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al hilaal clinic and Pharmacy Gaalkacyo, Medical and health, ISRAAC CAWALE STADIUM AREA, Gaalkacyo.

08/04/2026

AL Hilaal Clinic and Pharmacy oo Lagu soo Kordhiyey Adeegyo Cusub gaar ahaan qaybta shaybaar-ka.

Sidoo kale waxay xaruntu ugu bishaaranysaa macamiisheeda in maalmaha Isniinta iyo Talaadada ay jirta qiimo dhimis 30% ah Adeegyada shaybaarka.

Sidoo waxa dib u habayn lagu sameeyey qaybaha Pharmacy iyo Supermarket oo iyagana kugu diyaara Adeegyadii kala duwanaa.

Al hilaal Clinic and pharmacy- Qaybteeda Galkacyo

31/05/2025

Xarunta al hilaal clinic Gaalkacyo waxay bulshada uso kordhisay adeegyo muhiim u ah waxayna usameysay qaymo dhimis dhanka sheybarka iyo computarka uur ku jirta ah.

Xarunta Al hilaal clinic waxay ku taala kaso horjedka masjidka Al Casiis dhanka bari ama inta udhaxeysa amalbank iyo garoonka cawale .
Ama kala xariir 6795360/7715151.
Marwaan Media

Address

ISRAAC CAWALE STADIUM AREA
Gaalkacyo
090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al hilaal clinic and Pharmacy Gaalkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al hilaal clinic and Pharmacy Gaalkacyo:

Share