18/08/2024
Qof walba oo Naga mid ah waxa laga yaabaa inuu si maallinle ah u cuno daawoyinka xanuun baa,biyaha loo yaqaan
1.Paracetamol
Many people take paracetamol for pain or fever.
Dhaqaatiirta ayaa aalaaba paracetamol u soo qora dadka ka cabanaya qandhada iyo jir xanuunka. Shirkado kala duwan ayaa magacyo kala duwan ku iibiya.
,Waxaynu sheegnaa sida iyo muddada la cunayo. Balse bukaannada ayaa marka dambe iibsada oo cuna keliya marka ay isku arkaan qandho ama jir xanuun. Taas waxaa ka dhashay, in dawadu ay waxtar beesho ilaa xad" ayuu yiri mid ka mid ah khubarrada cilbaadhista kusamaysay daawoyinka
Isticmaalka muddada dheer ee paracetamol ama acetaminophen ayaa waxyeello gaarsiin kara beerka.