Wisil P. Studio

Wisil P. Studio ���
��⚏⚏⚏�⚏⚏⚏��
��⚏⚏�⚏⚏��
��⚏�⚏��
��BOQORKA�Style��
��⚏ka⚏��
��⚏⚏�⚏⚏�

Nimanyahow xafadi Wadajir halkee ka baxday war iiga Siiya,Mise Kuwaan ayay wax ka qaldameyn.Horseed,towfiiq,hodan,Midnim...
03/08/2025

Nimanyahow xafadi Wadajir halkee ka baxday war iiga Siiya,Mise Kuwaan ayay wax ka qaldameyn.

Horseed,towfiiq,hodan,Midnimo kulahaa yaaahuuuuuu

War Kuwaas Haddi ay Qaadaan Koob ul isoo qaado.Xafada horseed ee Gawaan,kuwaas Kuwa aduunyo lagu dhaqan karo Ma aha
03/08/2025

War Kuwaas Haddi ay Qaadaan Koob ul isoo qaado.

Xafada horseed ee Gawaan,kuwaas Kuwa aduunyo lagu dhaqan karo Ma aha

02/08/2025

Bilowsoonkaan Wax ha laga dhaho Tan Messi miyaa mise Ronaldo keeh baad ku qeexi laheed

02/08/2025

Hadal waan Kasoo qaari Waayay Hambalyo xafada Seybiyano

Haddi aan wax qalday iiga raali ahaada.

waa kuma ciyaartoyga aan waligi ku Guuleysan koob caalami ah

31/07/2025

Meesha cod kuma hayo Iigu qaata asxbey

Final ka koobka Xafadaha D.Gawaan Horseed vs Seybiyano kulamada Saaxiibtinimo wararka Suuqa

Koobka Xafadaha Gawaan waxaa la isla soo gaaray Finaal Horseed vs Seybiyano Yaa u Saadaalin laheed koobkan,Comment ila w...
31/07/2025

Koobka Xafadaha Gawaan waxaa la isla soo gaaray Finaal Horseed vs Seybiyano

Yaa u Saadaalin laheed koobkan,Comment ila wadaag ?H,Mise S

Waliga ha ka shakin Xafada Seybiyano Xafadaha Seybiyano Vs Horseed ayaa Final-ka Wada Ciyaari doona Koobka Xafadaha Gawa...
30/07/2025

Waliga ha ka shakin Xafada Seybiyano

Xafadaha Seybiyano Vs Horseed ayaa Final-ka Wada Ciyaari doona Koobka Xafadaha Gawaan

Maxaa ka jira an la qaban doona Koobka Xafada Degmada Wisil Warkaan Waxbaa ka jira comment ila waadaaga haddi aad wax og...
25/07/2025

Maxaa ka jira an la qaban doona Koobka Xafada Degmada Wisil

Warkaan Waxbaa ka jira comment ila waadaaga haddi aad wax ogtihiin,Qabashada Koobkaas

25/07/2025

Koobka Xafadaha Gawaan An aan Kasoo hadlo waan rabay Balse jaanis ayaa u waayey iigu qaata

Odayga marada way ka dhacday u Cimaamada page Following ku tuura

Seybiyano iyo horseed waxay ku soo dhamaatay barbar dhac 0-0Xafada Seybiyano waxay u socdaan in ay Difaacdaan Koobkaan.....
23/07/2025

Seybiyano iyo horseed waxay ku soo dhamaatay barbar dhac 0-0

Xafada Seybiyano waxay u socdaan in ay Difaacdaan Koobkaan...

Xafada Horseed ayaa 1-0 ku garaacday Xafada Midnimo koobka Xafadaha GawaanWax yar aan idin Xasuusiyo Xafada Horseed waxa...
21/07/2025

Xafada Horseed ayaa 1-0 ku garaacday Xafada Midnimo koobka Xafadaha Gawaan

Wax yar aan idin Xasuusiyo Xafada Horseed waxay Garaacday Xafada Wadajir ,Xafada Midnimo waxay garaacday Xafada Seybiyano ,,Xafada Seybiyano waxay garaacday Xafada Wadajir, Xafada horseed waxay garaacday Xafada Midnimo,

Ogow Xafada Wadajir labo guuldaro ayaa la gaarsiiyey. Koobkaan shaqo kuma laha Beerihiina iska fasha...

Seybiyano Walaga ha ka shakin, Galabtay 3-2 waxay ku garaacday Xafada Wadajir Seybiyano waxay Sanadki h**e Sameeyey ayay...
20/07/2025

Seybiyano Walaga ha ka shakin, Galabtay 3-2 waxay ku garaacday Xafada Wadajir

Seybiyano waxay Sanadki h**e Sameeyey ayay sameyn karaan,libaax qoyey bisad ah moodin ,haddi kulanki dhawaa la garaacay galabtay way badiyeen isback ......

Address

Gaalkacyo
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615964767

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wisil P. Studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share