Dr Sadik Ahmed Zein

Dr Sadik Ahmed  Zein page waxa lagu soo gudbin doona waxyalaha ubahan inay bulshada ugaato sida dhibatooyin caafimad iyo kawabida sualaha ay dadka na soo waydeeyan iyo xayaysiinta

External position   weeyh qofkii wax ka yaqaana ha geysto  +recommended letters hadadan hysanin   waxa geynah recommende...
12/07/2024

External position weeyh qofkii wax ka yaqaana ha geysto +recommended letters hadadan hysanin waxa geynah recommended letters position dadka soo apply dhahayh waa dad plz submit that position

Hamplyo Muhyadin Abdirisak Ilguuyo waxan Ku hampalyey guriga ha noqdo guri lagu farxo lagu nasto markasta Hamplyo zaxibk...
12/04/2024

Hamplyo Muhyadin Abdirisak Ilguuyo waxan Ku hampalyey guriga ha noqdo guri lagu farxo lagu nasto markasta Hamplyo zaxibkay Muhidiin

Eid Mubarak waxad Ku eidan nabad barwaaqo Allah Hana aqbalo Ramadan weynah kuna eida Eid Mubarak كل عام وانتم بخير
09/04/2024

Eid Mubarak waxad Ku eidan nabad barwaaqo Allah Hana aqbalo Ramadan weynah kuna eida Eid Mubarak
كل عام وانتم بخير

Allah ha unaxariisto waxa xalay galkacyo lagu dilay wiil xilli ay ahayd abaaro inta udhaxaysa cishaha iyo maqribka waxan...
28/03/2024

Allah ha unaxariisto waxa xalay galkacyo lagu dilay wiil xilli ay ahayd abaaro inta udhaxaysa cishaha iyo maqribka waxan leenahay naftkasta waxay dhimanaysa xilligeda Allah ha unaxariisto qabrigesa ha qaboojiyo

Alx waxa weeyeh barito Malin   Karim Alle Hana dhigo kuwee ka  faidaysta ramdankan waana Janis weyn every person say Alx...
10/03/2024

Alx waxa weeyeh barito Malin Karim Alle Hana dhigo kuwee ka faidaysta ramdankan waana Janis weyn every person say Alx inshlh Allah hanuu fududeyo aamin

Waa dood fiican reer galkacyo doodan imada soo dhawada Hana laga soo qaybgalo Like follow shre Hana ilowbin hadad wax Ka...
09/03/2024

Waa dood fiican reer galkacyo doodan imada soo dhawada Hana laga soo qaybgalo

Like follow shre Hana ilowbin hadad wax Ka faiday

09/03/2024

H.E Said Abdullahi Deni Madax Wayne bay udhipataysanyihiin maamo galkacyo Ku nool howshaan waa maamoyin inatabdan kuriya ilmo agoon aan haysan cidkle uu biisha waa howl ubahan masuuliyad cidkle lama waydeenayo adigah howshaas gacanta lagal xali inshlh khyrkeedana adaa leh ee howshaas hoos ueeg madaxweyne

Ardada galabka khamista dhamastay program ICCM waxa xagan uga inay bulshada ugu shaqeyan si Volenteer kuna jirto humanit...
09/03/2024

Ardada galabka khamista dhamastay program ICCM waxa xagan uga inay bulshada ugu shaqeyan si Volenteer kuna jirto humanitarian( bileaadantimo) waxana idinku dheerigalinayah inad horay usocotan ilaa aad heegsiga nolosheena aad gartaan

Guligeen guul ardayda

  Vs   science #Kulan weyn uu caawa udhaxaya ardada East Africa student caawa big game health science Vs Medicine aniga ...
09/03/2024

Vs science #

Kulan weyn uu caawa udhaxaya ardada East Africa student caawa big game health science Vs Medicine aniga ahaan waxan watah medicine team adkaada kulanka inshlh daawo wacan

Below comment Ku codeeya kuwa badan aan arakno

   or Tablet #(Tramadol injection ama tablet waa dawooyinka aan lahayn limit uu luu isticmalo sida overuse( Xad dhaaf) w...
09/03/2024

or Tablet #

(Tramadol injection ama tablet waa dawooyinka aan lahayn limit uu luu isticmalo sida overuse( Xad dhaaf) waxana ay dawadaas ay yaraysah dareenka neerfaha jirka dadka waxay leedahay side effects( dhibatooyin badan) block type opioid analgesics waxa loo isticmaalah modret pain( xanuunka aan yareyn uu qofka qabta) waana short use ama si dhaqso bay ula falgashaah

Tramadol. 50mg/ 100mg
Dawadaas waa dawooyinka luubahanyahay in luu sameeyo qolful iyo furi sabatoo ah dhipbadan bay geystaan waxana isticmaala patient surgery( qaliniinka )

Dawadan inta badan halagu bixiyo prescription( warqad cadeyn dhkhtr inuu sooqoray)

Bulshada halaga taxadaro

Plz like shre and follow
Hadad wax faido follow dhipmleh

08/03/2024

Asbaxay soo dhawada waa page cusub waana page caafimad waxa Ka helaynh Ka hortaga arimaha caafimadka iyo barashada daawoyinka kuwa caafimadka iyo kuwa dhipta badan

Address

Mogadishu

Telephone

+252907804828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Sadik Ahmed Zein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Sadik Ahmed Zein:

Share