31/12/2025
Wargalin muhiim ah
Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan bulshada gobolka mudug in dhakhtarka kalyaha iyo kaadi marenka Dr khaliil al mahmoud oo ka howlgala xarunta alxaramayn clinic kadhadaha in laga bilaabo kowda bisha ilaa 15 bisha uu kaarka dhakhtarku lacag la aan yahay
Hadaba cidkasto u baahan la kulanka dhakhtarka waxa iman karan xarunta oo ku taala aaga cumar samater kadhadaha
Ama lasoo xariir 0907805586/6851111