Dawo iyo Daryeel

Dawo iyo Daryeel Dawo iyo Daryeel waa bog caafimaad oo diiradda saaraya wacyigelinta bulshada, faafinta macluumaadka c

02/09/2025

Dalkee wax walba ayaa la keenaah waxa uu u bahanyahay
Food Control Management system.

21/08/2025

Ebola Virus (EBOV)

1. What is Ebola Virus?

Ebola Virus causes Ebola Virus Disease (EVD), formerly called Ebola Hemorrhagic Fever.

First discovered in 1976 near the Ebola River in the Democratic Republic of Congo.

2. Transmission

Spreads through direct contact with blood, saliva, urine, stool, or body fluids of an infected person.

Can spread through handling bodies of deceased Ebola patients.

Fruit bats are believed to be the natural reservoir, and it can also infect primates (monkeys, chimpanzees, gorillas).

3. Symptoms (appear in 2–21 days)

High fever

Severe headache & muscle pain

Fatigue and weakness

Nausea, vomiting, diarrhea

Internal and external bleeding (from eyes, nose, mouth, stool, etc.)

4. Treatment

No specific cure yet.

Supportive care is crucial:

IV fluids & rehydration

Blood transfusions

Oxygen therapy & symptom relief

Experimental treatments and vaccines exist (e.g., rVSV-ZEBOV vaccine has shown effectiveness).

5. Prevention

Frequent handwashing with soap.

Avoid direct contact with infected persons or their body fluids.

Safe burial practices.

Health workers must use Personal Protective Equipment (PPE).

Bal maanta aynu isla eegno waxa jidhkaaga ku dhici kara hadaad 14 cisho iska dayso wax sonkor ama macmacaan layidhaa oo ...
16/08/2025

Bal maanta aynu isla eegno waxa jidhkaaga ku dhici kara hadaad 14 cisho iska dayso wax sonkor ama macmacaan layidhaa oo dhan.
1. Baahida ama appetite ka aad sonkorta u qabto ayaa hoos udhici
2. Gaajadaa kaa yaraan,
3. Daalkaa kugu yaraan, waliba cuntada ka dib
4. Tamartaadaa kor u kacaysa
5. Baruurta iyo biyaha badan ayaa jidhkaaga ka yaraanaya. Waliba baruurta caloosha, xaluska
6. Firfircoonaan, farxad badan, xasuus badan,
8. Diirkaaga/maqaar kaaga ayaa wuxu noqonayaa saafi ama smooth
8. Jidhkaa ku furfurmaya
9. Tamar taadu waxay ka imanaysaa subaga (fats) jidhkaaga ku jira
10. Neerfahaaga ayaa xoogaysanaya
11. Beer subaga ayaa kaa yaraanaya
12. Kalyahaaga ayaa sifiican u shaqaynaya
13. Hammigaaga jinsi oo caafimaad hela (improved libido)
Fiiro gaar ah: waxani sheeko baralay maaha, waxa lagu ogaaday cilmi baadhis. Adna tijaabi sidaan amba u tijaabiyey.
.Dayib Abdulkadir
Hospital Mogadishu 🏥
speciality hospital 🏥

Rich Proteins Cuntadaa cunaysi malin  waa in laga helaa Protein ku filan jirkaga.Dawo iyo Daryeel
15/08/2025

Rich Proteins
Cuntadaa cunaysi malin waa in laga helaa Protein ku filan jirkaga.

Dawo iyo Daryeel

Carbohydrates (sokor and saliid ) Malin kasta inaad isticmaashid waxay hali galinkartaa caafimaadka Dawo iyo Daryeel
15/08/2025

Carbohydrates (sokor and saliid )

Malin kasta inaad isticmaashid waxay hali galinkartaa caafimaadka

Dawo iyo Daryeel

Sidee loga hortagaa xumadda dengaha
06/08/2025

Sidee loga hortagaa xumadda dengaha

Ha gadanin cuntooyinka dibadda laga keenay ee dhacay.
06/08/2025

Ha gadanin cuntooyinka dibadda laga keenay ee dhacay.

Daraasad dhowaan la sameeyay ayaa ogaatay heerar la qiyaasi karo oo cadmium ah, midab midab ah oo caadi ahaan loo isticm...
06/08/2025

Daraasad dhowaan la sameeyay ayaa ogaatay heerar la qiyaasi karo oo cadmium ah, midab midab ah oo caadi ahaan loo isticmaalo hadh huruud ah iyo orange, dhammaan midabada lipstick iyo noocyada la tijaabiyay.
Daraasado dhowr ah, oo ay ku jiraan hal baaritaan oo gaar ah, ayaa lagu ogaaday in uruurinta cadmium ee shaybaarada badankood ay dhaafeen xadka la aqbali karo ee FDA ee 3 mg/kg, taas oo muujinaysa heerar aad uga sarreeya inta lagu taliyey badbaadada aadanaha.
Cadmium waxa ay ku ururtaa jidhka muddo ka dib, taas oo keenta dhibaatooyin caafimaad oo kala duwan, oo ay ka mid yihiin dhaawaca kelyaha, dhaawaca sambabada, khalkhalka lafaha, carqaladaynta hormoonnada, iyo xitaa kansarka, maadaama ay si rasmi ah ugu qoran yihiin kansarka bini'aadamka ee maamulka caafimaadka.

26/07/2025
26/07/2025
25/07/2025

Cagaarshowgu

25/07/2025

Cudurada kudhaca caloosha

Address

Galkacyo
Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawo iyo Daryeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram