Qarni Community Hospital

Qarni Community Hospital is a health care institution providing patient treatment with specialized medical nursing staff and

Maalinta sabtida ah 25-Sep-2021 waxaa ka hawl-gelaya Qarni Community Hospital Garowe Dr Ziad oo daawaynaya Neerfaha, Dha...
21/09/2021

Maalinta sabtida ah 25-Sep-2021 waxaa ka hawl-gelaya Qarni Community Hospital Garowe Dr Ziad oo daawaynaya Neerfaha, Dhabar xanuunka, Af-qalooca, Suuxdinta iyo Hurdo la'aanta.

11/03/2021

Hooyo kamida bukaanadii qaliinka bilaashka ah aanu usamaynay oo Illaahay uu ku caafiyey , hooyadaan waxaa laga soo saaray buro dhibaato wayn ku haysay .

Qaliimada Bilaash-ka ah maalinta kowaad , bukaano badan ayaa qaliimo burooyin ah lagu sameeyey , weli wuu socdaa qaliink...
08/03/2021

Qaliimada Bilaash-ka ah maalinta kowaad , bukaano badan ayaa qaliimo burooyin ah lagu sameeyey , weli wuu socdaa qaliinku .

Waxaa fulinaya dhakhaatiir ka socda GMC dhagacade Hospital , Qarni Community Hospital Garowe ayaa marti gelinaya .

08/03/2021

Mid ka midda Bukaanaddii aanu maanta u sameenay qaliin-ka bilaash-ka ah oo ka waramaya xaaladiisa qaliin-ka ka dib .

06/03/2021

Agaasimaha Cisbitaalka bulshada Qarni Abdiqadir Siciid Qodax ayaa ka waramay furitaanka qaliinka sida bilaashka ah looga fulinayo Garowe .

QARNI COMMUNITY HOSPITAL Garowe ayaa maanta laga bilaabay hawlaha qaliin bilaash ah oo qalabka casriga ah ee Laysarka lo...
06/03/2021

QARNI COMMUNITY HOSPITAL Garowe ayaa maanta laga bilaabay hawlaha qaliin bilaash ah oo qalabka casriga ah ee Laysarka loo adeegsanayo kaasi oo ay fulinayaan dhakhaatiir ku takhasusay qaliimada guud iyo kuwa gaarka ah .

Kala xidhiidh 0907821337

Ogaysiis muhiim ah , Qarni Community Hospital waxa ka hawl-geli doona dhakhaatiir samaynaysa qaliin bilaash ah 5-ta bish...
23/02/2021

Ogaysiis muhiim ah , Qarni Community Hospital waxa ka hawl-geli doona dhakhaatiir samaynaysa qaliin bilaash ah 5-ta bisha Saddexaad , haddii rabi idmo .

Kabidda iyo Toosinta Lafaha Jajabay
22/02/2021

Kabidda iyo Toosinta Lafaha Jajabay

Isbitalka Qarni Community waxa ka hawlgelaya dhakhtarka lafaha iyo daweynta roomatiisamka, bedilida miskaha, cadgo'a see...
09/02/2021

Isbitalka Qarni Community waxa ka hawlgelaya dhakhtarka lafaha iyo daweynta roomatiisamka, bedilida miskaha, cadgo'a seedaha, toosinta lafaha qalooca, hagaajinta dhawacyada shilalka iyo kabista lafaha jajabay. dhakhtarku wuxuu leeyahay khibrad 25 sano ah

Wixii Faahfaahin ah nagla soo xiriir
090-6667209 ama 090-6667636
Garowe - Somalia

Kabitaanka Canqowga
16/04/2020

Kabitaanka Canqowga

Kabitaanka kuraankurta lowga ama jilibka
01/04/2020

Kabitaanka kuraankurta lowga ama jilibka

Kabitaanka lugta
01/04/2020

Kabitaanka lugta

Kabitaanka Bowdada iyo Miskaha
01/04/2020

Kabitaanka Bowdada iyo Miskaha

Kabitaanka Suxulka
01/04/2020

Kabitaanka Suxulka

Address

Udhow Shaariqa Hotel
Garowe
252

Telephone

+252906672609

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qarni Community Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Qarni Community Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category