Afrik Medical Center

Afrik Medical Center this page is the real page of Afrik Medical Center
waa xarun caafimaad oo aad ka helaysid adeeg hufan iyo shaqaale xirfad leh

13/05/2024
09/08/2021

OGEYSIIS
XARUNTA CAAFIMAADKA EE Afrik Medical Center-GAROWE Waxaa ka hawl galey Dr. Husseen oo ah dhakhtar Pakistani ah oo ku takhaakhusey cuddurada neerfaha iyo dhimirka sida Faaliga, suuxdinta, madax xanuunka, gariirka, dhabar xanuunka iyo qalalka dhaqtarku waxa uu wataa qalab casriya, waxaana uu joogaya muddo kooban.
hadaba Horay u gaar Xarunta Caafimaadka ee AFRIK oo ku taal inta u dhexeeysa Hotelka Curuba iyo Isgoyska Bulsho ama kala wareegaga basaska waaberi.
Ama la xiriiri 7753114/7738131/ 6274737
Ka faa iidaysi Wacan.

21/07/2021

Ogaysis

dhamaan macaamiisha shafarta leh waxa la ogaysiinaya in uu bilaabay shaqadii dhakhtarkii neerfaha ee ka howlgali laha xarunta Afrik Medical Center Garowe.

Mahadsanidin

Ogaysiis Xarunta caafimaadka ee Afrik Medical Center  waxa ay ku wargelinaysaa  macaamiisheeda iyo guud ahaanba ciddii d...
14/07/2021

Ogaysiis

Xarunta caafimaadka ee Afrik Medical Center waxa ay ku wargelinaysaa macaamiisheeda iyo guud ahaanba ciddii danaynaysa in ay ka hawlgalayaan Dhakhaatiirtii loo aadi jiray Hargiesa
Waxa ay dhakhaatiirtu isticmaalayaan mashiino casri ah oo lagu ogaado xanuunada neerfaha sida EEG & NCS
Dhakhaatiirta ayaa ka shaqa bilaabi doona magaalada Garowe #25/7/2021
Wixii faafaahin ah wac 7753114/7748818 /7738131
Ama booqo xarunta oo ku taala
kala wareega basaska waaberi

05/06/2021

Ku soo dhawaada Xarunta Afrik Medical Center Garowe oo diyaar idiin la ah dawo tayo leh , Shaybaar casri ah iyo adeeg idin qancin doona.

Xaruntu waxa ay shaqaysaa
7:00am ilaa 12:00am(Gelin h**e)
4:00pm ilaa 10:00pm ( Gelin dambe)

OGAYSIS XARUNTA   MEDICAL CENTER MAGALADA GAROWE XAFADA WAABERI WAXAY AY OGAYSIINAYSA DHAMAAN DADWEYNAHA KU NOOL GOBOLKA...
01/06/2021

OGAYSIS

XARUNTA MEDICAL CENTER MAGALADA GAROWE XAFADA WAABERI
WAXAY AY OGAYSIINAYSA DHAMAAN DADWEYNAHA KU NOOL GOBOLKA NUGAAL GAAR AHAAN MAGALADA GAROOWE IN XARUNTAAN CAAFIMAAD LAGA FURAY MAGALADA GAROWE GAAR AHAAN XAAFADA WAABERI AGAGAARKA KALA WAREEGA BASASKA
XARUNTAAN WAXAA AY DIYAAR ULĂ€ TAHAY MACAAMIISHEEDA ADEEG CAAFIMAAD OO TAYO LEH, SHAQAALE XIRFAD LEH, SHAYBAAR HEERSARE AH IYO DAWO TAYO LEH

HADABA FURITAANKA XARUNTAN CUSUB AWGEED WAXAY SI BILAASH AH BAARITAAN (SHAYBAAR) U SAMAYN DOONTAA MACAMIISHEEDA SADDEX MAALMOOD OO KA BILAABANAYA 01-06-2021 ILAA 03-06-2021

WIXII FAAFAHIN AH WAC 907753114/6641607

AFRIK MEDICAL CENTER GAROWE PUNLAND STATE OF SOMALIA
25/05/2021

AFRIK MEDICAL CENTER
GAROWE PUNLAND STATE OF SOMALIA

AFRIK MEDICAL CENTER WHERE THE  PATIENT CARE IS AVAILABLE
23/05/2021

AFRIK MEDICAL CENTER WHERE THE PATIENT CARE IS AVAILABLE

20/05/2021

Xarunta Caafimaadka ee (AMC) waa xarun caafimaad oo laga hirgeliyey magaalada Garoowe ee Puntland Soomaaliya.
Xaruntu waxay ka kooban tahay Bukaan socod eegto, Gargaarka deg dega ah, Sheybaar iyo farmashiye.
Xaruntu waxay diyaar idiinla tahay adeeg tayo iyo soo dhoweeyn leh.

Coming soon
16/05/2021

Coming soon

14/05/2021

Ku soo dhowaada afrik medical center .
Waxaan idinku soo dhowaynaynaa gacma furan waxaan idiin diyaarinaya adeeg hufan oo hagar la'

Address

Waaberi-Bulsho Street
Garowe

Telephone

+252906641607

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afrik Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Afrik Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category