Phårmā Mohâ Abdîsålam فرمة محمد عبدالسلام

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • Phårmā Mohâ Abdîsålam فرمة محمد عبدالسلام

Phårmā Mohâ Abdîsålam  فرمة محمد عبدالسلام Ku xirnow page kaan si aad u hesho macluumaadka la xiriira caafimaadka

26/10/2022

Habeen wanaagsan sxpayaal

10 Phobia’s (cabsi-cuqdadeed) oo dadka qaarkood aay qabaan baan idinla wadaagaya. 1. Acrophobia - Fear of heights ( in a...
02/03/2022

10 Phobia’s (cabsi-cuqdadeed) oo dadka qaarkood aay qabaan baan idinla wadaagaya.

1. Acrophobia - Fear of heights ( in aad ka baqdid saraha dhaadher iyo guri korkiisa inaad fuushid ).

2. Aerophobia - Fear of flying ( inad ka cabsatid duulitaanka ).

3. Arachnophobia - Fear of spiders 🕷 ( inad ka baqdid caarada ).

4. Astraphobia - Fear of thunder and lightening ( cabsi kuso wajahdo markey dhacdo onkodka iyo hilaaca ).

5. Autophobia - Fear of being alone ( marka ka baqdid in kaliga aad cidlo joogtid ).

6. Claustrophobia - Fear of confined or crowded spaces ( culeeys kuso wajahdo marka dad badan ku dhax jirtid ama meel cariiri ah ).

7. Hemophobia - Fear of blood ( dhiiga inaad ka cabsootid ).

8. Hydrophobia - Fear of water 💧 ( walwal kaaso wajaho biyaha aad cabeysid ama biyo aad ku dabaalaneysid ).

9. Ophidiophobia - Fear of snakes 🐍 ( baqdin aad ka baqeysid masaska ).

10. Zoophobia - Fear of animals ( Baanaroyo aad ka qabtid dhamaan xayawaanka ).

Daraasad la sameeyay aya lagu sheegay in 85% bulshada, aay ugu yaraan sadex kamid ah tobanka foobiyo aan sheegay inay qabaan.

Adigu cabasadii qabtaa 10kaan cabsi

W/Q Ibrahim abdishakur

🔴NOTICE🔴 WERGELIN MUHIIM AHCirbaddii u h**eysay e looga hortagayo HIV oo la shaaciyay taasoo magaceedu yahay (cabotegrav...
23/12/2021

🔴NOTICE🔴

WERGELIN MUHIIM AH

Cirbaddii u h**eysay e looga hortagayo HIV oo la shaaciyay taasoo magaceedu yahay (cabotegravir)

Dowladda maraykanka waaxda ka hortagga cudurada iyo maamulka daawooyinka aya ikhtiraacday cirbadii u h**eysay ee loogu talo galay inay qaataan dadka khatarta ugu jira inu ku dhaco cudurka HIV, Taas oo ay Ansixisay (Drug and Food Administration) FDA .

Maamulka waaxda daawooyinka ee Maraykanka aya sheegay in kaliya daawadaan la qaadanayo muddo labo bilood ah oo kaliya, ayna tahay mid safe ah.

Qofka qaadan kara waa inuusan qabin xanuunka kana hoosayn culayskiisu 35KG .

Fadlan la wadaag asxaabtada.

MAHADSANID

BISMILLAAH CILMIGA BARASHADA DAAWOOYINKA(Pharmacology) LIXDA SAX AHAANSHO EE DAAWO LOO QAATO 1.Right Drug: daawo sax ah ...
12/12/2021

BISMILLAAH

CILMIGA BARASHADA DAAWOOYINKA(Pharmacology)

LIXDA SAX AHAANSHO EE DAAWO LOO QAATO

1.Right Drug: daawo sax ah in lasiiyo bukaanka waxay kacaawisaa in uu dareemo bukaan fir firconi badan maxaa yeelay daawda saxda ayaa ah midka uu qofka kadareemi karo cafimaad sax ah
2. Right dose:
qiyaas sax ah weaxaa lasiin karaa bukaanka marka lahubiyo miisaankiisa iyo da,diisa
3.Rightpatient:
bukaan sax ah si aad dawo usiiso hubi bukaanka magaciisa in uu yaha magaca saxda ah
Right route
4 Right route:
Meel sax ah in lagasiiyo daawada bukaanka.
Tusaale hadii daawo muruqa ah lagasiiyo qofka xididka.
24
Waxaa ka imaankaro dhibaatooyin kala duwan sida. in uu dhinto ama uuku naafoobo
5.Right time:
waqti sax in lasiiyo daawada bukaanka iyo inta jeer ee uqoran
6. Right administration:
si sax in loo maamulo daawada .

Tusaale in ladhigo daawada meel ku haboon

MAHADSANIDIIN

Fadlan lawadaag Asxaabtaada

09/12/2021

Kusoodhwoow bulsho pharmacy and clinic

09/12/2021
BISMILLAAHDawada hooyada uurkaleh eey isticmali karto( Safe medication pregnancy)➢ Amoxicillin➢ Ampicillin➢ Augmentin➢ P...
09/12/2021

BISMILLAAH

Dawada hooyada uurkaleh eey isticmali karto

( Safe
medication pregnancy)

➢ Amoxicillin
➢ Ampicillin
➢ Augmentin
➢ Pencicillin
➢ Cephalexin
➢ Clindamycin
➢ Erythromycin
➢ Loratidine
➢ Cetirizine
➢ Diphenhydramine (Benadrl)
➢ Dextromethorphan (Robitussine)
➢ Acetaminophen (Tylenol)
➢ Saline nasal drop ama spray

Daawo kasta ha siin 3 bilood e h**e ee uurka

Baraarujin: waxay iskugu jiraan daawooyinka
-Qallajiyaal
-Xasaasiyad
-xanuun baabi'yaal

FADLAN LA WADAAG ASXAABTADA

BISMILLAAHImmununization ( Talaal)part 1 introduction Tallalaku waa daawo lasiyo caruurta iyo dadka waa weyn.Tallaalka w...
05/11/2021

BISMILLAAH

Immununization ( Talaal)

part 1 introduction

Tallalaku waa daawo lasiyo caruurta iyo dadka waa weyn.

Tallaalka waxaa uu ka sameysa yahay jeermiska cudurada sababa, lakiin
Jeermisyada ay tallaalka ka sameysanyihiin waa mid la dilay ama latabar dareeyey.

Jeermiska la dilay ee uu tallalka ka sametsanyahay waxay inoo qabtaan in ay la dagaalamaan cudurada waxa loo yaqaanaa (Ant body).

Waa maxay ant body?

Ant badhiga wuxuu kaa caawiyaa inuu ladagaalamo cudurada jirka so weeraraan.

Six killer disease ( lixda cudur ee dilaaga ah)

Waxaa jiro lix cudur oo dilaa ah kuwaaso dili kara ama curyaamin kara caruurta badan, waxay kala yihiin cuduradaas:

1) Polia -------- Dabeysha.

2) Measles----Jadeecada.

3) Tuberculosis ------Qaaxada.

4)Diphatheria----Gowracato.

5) Pert Otis--- Xiiq dheer.

6) Tetanus -----Teetanada.

Tallaalka waxaa loo qebiyaah labo qeybood oo kala ah:

1) Tallaal Nool

2) Tallaal Dilan

● A. Dabeysha
B. Jadeecada
C.Qaaxada ayaa loo yaqaanaa Tallaalada Nool.

●. A.Gowracada
B. Xiiq dheer
C. Tetanada ayagana waxaa loo yaqaana Tallaalka Dilan.

Cont.................

Waad ku mahadsantahay akhrintada aqriste.

Lasoco Qeybta xigta insha Allah

Goormaa kugu danbaysay saacadaan inaad aragto ama xirato
16/09/2021

Goormaa kugu danbaysay saacadaan inaad aragto ama xirato

Asc dhamaan asxaabtayda aan invitation uga so diray cinwaankayfa facebook dib ha iga aqbaleen, si aan halkaan ugusoo war...
02/09/2021

Asc dhamaan asxaabtayda aan invitation uga so diray cinwaankayfa facebook dib ha iga aqbaleen, si aan halkaan ugusoo wareego

Waxaan rajeynaya inad iga aqbali doontaan codsigaas alle idankiis

Address

Garowe

Opening Hours

Tuesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907635775

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Phårmā Mohâ Abdîsålam فرمة محمد عبدالسلام posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Phårmā Mohâ Abdîsålam فرمة محمد عبدالسلام:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram