Dr Ahmed Abdulahi Jama “ Dhakhtarka maqaarka”

Dr Ahmed Abdulahi Jama  “ Dhakhtarka maqaarka” Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Ahmed Abdulahi Jama “ Dhakhtarka maqaarka”, Alnasar Street , near by sky hotels, Garowe.

Dr AHMED ABDULAHI JAMA
(MBBS , MD Of Dermatology&Venereology)
WAA DHAKHTAR KU TAKHASUSAY
DAAWAYNTA CUDURADA
(MAQAARKA , CIDIYAHA , TIMAHA
IYO KUWA FAAFA EE GLMADA LAGU KLA QADO)

25/11/2022

HAKU SEEGIN CAAFIMADKAGA IYO MUSTAQBLKAGA DAAWO AAD SI KHALADAN U ISTICMAASHAY

CAYILKA WAA MID AAD SIFO CAAFIMAAD AH KU HELIKARTID ADIGOO AAN DAAWO ISTICMAALIN

    taala           ( Maanta taladaan yaysan ku dhaafin )Hadaad tahy Qof jecel inuu wajigiisu mar wlaba ahaado mid qurxo...
13/10/2022

taala
( Maanta taladaan yaysan ku dhaafin )

Hadaad tahy Qof jecel inuu wajigiisu mar wlaba ahaado mid qurxoon Waxaad ku dadaasha

1. Face wash ( waji dhaq kugu haboon)
2. Serum wajiga u fican
3. Cream qoraxda

kana fogaada wax yaabahan

1. Creamada la isku cadeeyo gabi ahaan
2. Sharobooyinka iyo kaniiniyada la isku cayiliyo

Caafimaadku Waa qaali lacagna kuma helysid
Lakaasho dhakhatrka ay khusyso xaaladaadu

Wixii tallo ah iyo daawayn waxad ka helysan

maternity & digansosic center

La orch posey  is the most successful company that produce cosmetics    Especially  sunscreens ( KAREENKA QORAXDA)  YOUR...
10/07/2022

La orch posey is the most successful company that produce cosmetics Especially sunscreens ( KAREENKA QORAXDA)
YOUR FORM THE SUN DAMAGE
IF YOU WANT THESE PRODUCT CONTACT US

The ordinary serums are  available now
07/06/2022

The ordinary serums are available now

    Let’s talk about one of my all-time favorite product lines, CeraVe. 1. cleanser ( face wash) that contain ceramides ...
24/05/2022



Let’s talk about one of my all-time favorite product lines, CeraVe.

1. cleanser ( face wash) that contain ceramides and hyaluronic acid

2. Moisturizer give skin hydration

3. SPF that’s contain naicinamide which is re pigmentation of skin

If you want these products just contact us
- xarunta ( Garowe -puntiland - )

26/02/2022

Wax ka ogow daawoyinka la isku cadeeyo
Skin lighting creams or ( bleaching cream )

1.mercury
2.Hydroquinone
3. Super Potent steroids ( e.g dermovate )
4. Others

Khatarta ugu badan waxaa sababa

1.Mercury
Wuxuu wax yeelo ku sameeyo
Maskaxda iyo kilyaha hooyada isticmasha
Iyo cunuga uurka ku jira uu Hadhow ku dhalan karo isagoo qaybaha jirkiisa samyn u gaysanyo daawadaasi

2. Hydroquinone
Waxay sabbta cadaan inay siiso wajiga Lkn khatarta ay keenys Qofka iskiis istcimaala
Inuu ka dhaxlikaro ubadku

3. Super potenet steroid

Somalidu waxay u taqaana ( doorno , qaalib , N iyo magac yo kle )

Waana tan suuqa laga iibsado oo sabbta

Wajigu inuu jacdad noqdo
Wajigu inuu kulaly noqdo si qofku inuu xasaasid ku kacday camal

FG : Hadaad doonysid daryeel fiican wajigaaga aadan wax yeelo bari Dhib kugu ah aadan rabin

Waxaad booqan kartaa dhakhtar kuu khaas ah oo garanya wajigaaga Waxa ku haboon

Nabarhaaaga iyo madowga sifo dabiici ah
Kaaga baa ba’i karaan

WAA MAXAY DILAACA JIRKA ( stretch mark ) ?DILAACA JIRKA WAA QAYB KA MID AH ISBADALKA QOFKA BANI AADAMKA AH KU YIMAADA QA...
17/01/2022

WAA MAXAY DILAACA JIRKA ( stretch mark ) ?

DILAACA JIRKA WAA QAYB KA MID AH ISBADALKA
QOFKA BANI AADAMKA AH KU YIMAADA
QAAB DABIICI AH IYO QAAB DAAWOYIN AY KEENAN

DAAWO MA LEEYAHY ?
HAA
QAABKEE KU DAAWOBI KARAA ?

WAQTI BAY QAADAN INUU JIRKU SIDII SII CAADIGA AHYD KUSOO NOQDO

HADAAD TAHY QOF DAAWADA MUDADA LAGUU
QORAY ISTICMALAYA

JOOJINYA CAQABADKSTA OO SABABYSA
JIRKU INUU ISBADAL SAMEEYO

HADAY CAYILKA TABY IYO HADAY DAWIYINKATHY

UGU DANBYN
Wixii tallo iyo daawayn ah Waxaad igu imaan karysa goobaha Aan fariisto galinka h**e iyo kan danbe

11/01/2022
KA FOGOW CAQABADKSTA OO WAJIGA KUGU KEENYSO INUU JIRKU ISBADALO INTUUSAN DHIBKU INTAAS KA BADAN          JOOJI WAXA DHIB...
10/01/2022

KA FOGOW CAQABADKSTA OO WAJIGA KUGU KEENYSO INUU JIRKU ISBADALO

INTUUSAN DHIBKU INTAAS KA BADAN
JOOJI WAXA DHIBKA KEENAY
HORAY UGAAR GOOBTA KUGU HABOON
DHAKHTARINTAADA

17/12/2021

Waxaa isbitaalka guud ee garowe ka howla galaya isbitaalka Dr Ahmed oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurada maqaarka sabti 18 Dec 2021
Waxaad kala xirirkartaan telefoonada hoos ku qoran

Waa maxay cambaar  ?Cambaartu wa fungas maqaarka ku dhaca. kas oo maqaarka ku samaysta astaamo kala duwan xaga kalarka i...
14/12/2021

Waa maxay cambaar ?

Cambaartu wa fungas maqaarka ku dhaca. kas oo maqaarka ku samaysta astaamo kala duwan xaga kalarka iyo boogo dilaacyo leh ama nabaro gooba ah

Xagee buu ku badanyhy ?

madaxa , wajiga , laabta, qoorta, dhabarka, garabaha, gacmaha, lugaha , cidiyaha ,

Maxaa sababa ?

Waxa sababa fungsyo kala duwan Iyadoo uu ku imaanyo Nadaafada daro khaasatan shay yada lawadaago ama in lakala qado si yaabo badan ay dharka iyo kabaha iyo taabashada ka mid yihiin

loo daaweeya ?

Waxaa daawayntiisa leh dhakhtarka maqarka
Hadaad daawooyin iskaa u qaadatid Waxaad ku sii faafinysaa cambaarka meelo kle
ama way ad kaan siday kaaga baxdo waxay noqon mid kula noolata

Hadaad ubaanthy daawayn ama tallo Waxaad nagu soo booqan kartaa

& - - -

: Next to


F.G : Dhibaatooyinka ugu badan Waxay ku imaadan daawaynta khaldan iyo dareel la’aanta

Dhibaato  intee le’eg buu findoobku kugu haya ?Findoobku waa mid ka Mid ah cuduradda ugu waawayn ee ku dhaca maqaarka ka...
22/11/2021

Dhibaato intee le’eg buu findoobku kugu haya ?

Findoobku waa mid ka Mid ah cuduradda ugu waawayn ee ku dhaca maqaarka kaas oo saamyn wayn ku reeba meelo badan
muuqa wajiga oo uu ku reebo haro madow sidokle xabadka iyo dhabarka .

Findoobku wuxuuna Inta badan ku badanyhy dhalinyarada xiliga qaan gaarka kujira ilaa da’da 30 jir , sidokle caruurta iyo dadka waawayn iyana wuu ku dhaca

Maxaa sababa ?

1. Dufanka oo ku bata wajiga
2: bakteeriya looyaqano P.acne
3:cunooyinka qaar
4. Hormoonka oo siyaada
5. Daawoyinka qaar

Ugu dambeen hadaan lala tacaalin waxaa badanaya saamynta aad ku sii samynysid jirkaaga oo aad dhaawacyo gaarsiisid ,waxa uu yeelan karaa haaro mad madaw .

Maxaan sameeyaa hadaan isku arko findoobka.

Hadaad ubaanthy daawayn ama tallo Waxaad nagu soo booqan kartaa

maternity & diagnostic - Garowe - Puntiland - Somalia

Location : street Next to hospital


FG: Wajiga qofka bini Aadamka ah waa muraayadiisa marka waxaa muhiim ah in qofka markasta wajigiisa ku dadaalo daryeelkiisa .

Address

Alnasar Street , Near By Sky Hotels
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ahmed Abdulahi Jama “ Dhakhtarka maqaarka” posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram