Dr. Rooble Omar Khaliif

Dr. Rooble Omar Khaliif neurosurgery

Soo weydii dhakhtarka su’aalaha aad rabtid in lagaaga jawaabo oo khuseeya Maskaxda, xangullaha iyo Neerfayaasha
10/05/2026

Soo weydii dhakhtarka su’aalaha aad rabtid in lagaaga jawaabo oo khuseeya Maskaxda, xangullaha iyo Neerfayaasha

Maskaxdau waa xubinta ugu muhiimsan jirka bini aadamka. Maskaxda caafimaadka qabta waa jir caafimaad qaba.Lakulan Dr. Ro...
27/04/2026

Maskaxdau waa xubinta ugu muhiimsan jirka bini aadamka. Maskaxda caafimaadka qabta waa jir caafimaad qaba.
Lakulan Dr. Rooble Omar oo ku takhasusay qalliimada Maskaxda & Xangullaha oo ka hawlagala Arafat International Hospital

Madareemeysaa cadaadis dhanka madaxa ah?Cadaadiska madaxa wuxuu noqon karaa calaamad muujinaysa dhibaatooyin ku saabsan ...
22/04/2026

Madareemeysaa cadaadis dhanka madaxa ah?
Cadaadiska madaxa wuxuu noqon karaa calaamad muujinaysa dhibaatooyin ku saabsan maskaxda ama neerfaha, kuwaas oo u baahan baaritaan iyo qiimeyn xirfadeed.
La tasho dhakhtarka qalliimada maskaxda iyo xanuunnada neerfaha Dr. Rooble Omar Khaliif

21/04/2026

Haboon waa gabar jirta 15 sano. Buur ay ka soo dhacday ayaa sabab u noqota in lafta madaxa ay ka jabto waxay galaysaa qalliin qaadanaya 3 saac. Nooca qalliinka aan u sameynayo: DSF elavation, debridement and AEDH evacuation for Depressed fructure and AEDH

Waaa muhiim badqabka caafimaadka maskaxdaada. Haddii aad isku aragtid: Wareer, joogto ah, madax xanuun iyo dawakhaad. wa...
21/04/2026

Waaa muhiim badqabka caafimaadka maskaxdaada. Haddii aad isku aragtid: Wareer, joogto ah, madax xanuun iyo dawakhaad.
waa calaamado halis noqon kara. nagala soo xiriir qaybta farriimaha.

Xanuunnada dhanka madaxa ma ahan kuwo sahlan. Haddii aad isku  argtay calaamdahaan hoos ku xusan ama qof family kaaga ah...
20/04/2026

Xanuunnada dhanka madaxa ma ahan kuwo sahlan. Haddii aad isku argtay calaamdahaan hoos ku xusan ama qof family kaaga ah uu leeyahay, si xaaladaas xilli h**e wax looga qabto fadlan soo nooqo dhakhtarka qalliimada maskxada & xangullaha Dr. Rooble Omar Khaliif.

Address

Wadajir
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Rooble Omar Khaliif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category