Care & Cure

Care & Cure Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Care & Cure, Medical Center, Garowe.

Post fracture of elbow joint stiffness result of elbow flexion after one week of physiotherapy
29/11/2023

Post fracture of elbow joint stiffness result of elbow flexion after one week of physiotherapy

06/08/2023

Sciatic nerve pain
neerfahan waa neerfaha ugu dheer jirka bini aadamka wuxuu ka bilowdaa dhabarka dambe wuxuuna socda ilaa lugaha labada dhinac ba .
sciatic neerfaha waxa ku dhaca xanuuno waxaana ka mid ah
1 . Caabuq in uu neerfaha ku dhaco
2. Cadaadis in uu uga yimaado dhanka lafaha riciraha
3. Jabnin ku dhaca lafaha miskaha
4. Burooyinka
5. herniated disk inuu dhaco oo cadadis ku sameeyo neefahan
Calamada qofku isku arkaayo waxaa ka mid ah
1. Dhabar xanuun badan oo soconaya ilaa lugta kuna siyaadaya dhaqdhaqa
2 . Kabuubyo
3. Murqaha dhabarka oo daciifa
4. Gubasho in uu dareemo qofku
Xanuunkan badana wuxu kaga dhaca qofka Hal dhinac waxaa lagu ogaada ct-scan ama MRI
Maxaa lagu daweeya xanunkan
Baraf in maalmaha ugu horeeya dhabarka laga saaro maalamaha danbena in boorso biyo kulul ku jiraan la saaro
Waxaa lagu daweeya isku daweyn daniibici ah ama fiisotarabiyo socod iyo jimicsiyo badan
kiniino xanun baabi’yo ah

29/05/2023

Medical centre

29/05/2023

Cupping
Toobin ku waa hab la isku daweeyo oo ilaa waqti dheer soojiray ilaa waqtiga nabiga Scw ,
Toobinku xanuuno badan ayuu daweeya , calaamadahooda yareeya oo khafiifiyaa sida , dhabar xanunka, roomatiisimada , murqo xanuunka , garbo xanuunka , madax xanuunka / migraine ka hadaba waxaan kuu haynaa toobiyin qoyan yacni dhiig lagaa keenayo iyo toobin qalalan kusoo dhowaada🙏🏽🙏🏽

Medical centre

27/05/2023

Physiotherapy (fiisiyotarabiya) waa mid ka mid ah xirfadaha daryeelka caafimadka waxeyna khuseysaa dib u habeynta naafada iyo kor uqaadista dhaqdhaqaaqa , awooda shaqeynta , tayeynta hab nololeedka iyo awooda dhaqdhaqaaqa jirka iyada oo loo marayo baaritaanka , qiimenta xaalada xubnaha iyo daaweyntiisa.

Address

Garowe

Telephone

+252907742906

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Care & Cure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Care & Cure:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category