Marwa Family Clinic

Marwa Family Clinic With a specialised Family physician Doctors,
YOUR HEALTH IS OUR PRIORITY

Kusoo dhawoow Marwa Family Clinic, kasoo horjeedka Masjidka Gadhcase, xaafada Boqol jire.
19/02/2025

Kusoo dhawoow Marwa Family Clinic, kasoo horjeedka Masjidka Gadhcase, xaafada Boqol jire.

Marwa Family Clinic
17/02/2025

Marwa Family Clinic

17/02/2025

Marwa Family Clinic waa xarun cafimaad oo lagugu so kordhiyey magaalada Hargeisa taas oo kaa haqab tireysa baahiyaha cafimaad waxa kuugu diyaara dhakhatiir tayo leh aqoona u leh in ay kaa haqabtiraan baahidaada cafimaad
Kuso dhawoow Marwa Family Clinic xarunteeda Hargeisa.

Marwa Medical Center xarun caafimaad oo lahubo aadna ka heli karto dhamaan adeegadaya caafimaad eed u baahan tahay , Dha...
23/01/2024

Marwa Medical Center xarun caafimaad oo lahubo aadna ka heli karto dhamaan adeegadaya caafimaad eed u baahan tahay , Dhakhaatiir Takhasus ah, Shaybaadh Dhamaytiran, Daawooyin Tayo sare leh iyo Shaqaale U tababaran daryeelidda iyo u adeegista Bukaanada.

23/01/2024

Marwa Medical Center waxaad kaheleysa adeeg caafimaad oo dhamaystiran.

Xaruntan waxaa ka howl-galaya oo ku Takhasusay daaweyn xanuunda Hooyada iyo dhalaanka, Daaweynta Xanuunada guud iyo kuwa ku dhaca maqaarka.

Waxaa sidoo kale ka heleysaa xaruntan Shaybaadh dhamaystiran oo tayo sare leh iyo weliba shaqaale u carbisan sidoo kale waxaa xarunta diyaar kuugu ah dhamaan Kambuutarada baadhitaan sida computer-ka Uur-kujirta (ultrasound), computer-ka wadnaha (ECG) iyo qaar kaloo badhan.

18/04/2023

Marwa Medical Center r Rug Caafimaad oo ay u Dhamaystiran yihiin bixinta dhamaan adeegyada caafimaad sida Daaweyn, Qalab Shaybaadh iyo la-talin dhakhaatiir tayo sare leh.

Sida uu ka war bixinayo Dr Abdisalam Kalluun Xaruntan ayaa sidoo kale samaysa Barnaamijyo Aqoon kordhin ah oo bulshada looga wacyi geliyo hadba xaaladda taagan.

Barnaamijkan oo dhamaystiran oo ay jeedin Doonto 𝐃𝐫 𝐇𝐚𝐰𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐡𝐚𝐧 waxaad ka daawan doontaan Habeen danbe 7:45pm fiidnimo Page-ka Roore Media Pro inn sha Allah.

Xarunta  Medical Center ee magaalada Ceerigaabo ayaa qabatay kulan Talo-bixin ah oo kusaabsan “𝗛𝗼𝗼𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗹𝗲𝗵 𝗶𝘆𝗼  𝗦𝗼...
18/04/2023

Xarunta Medical Center ee magaalada Ceerigaabo ayaa qabatay kulan Talo-bixin ah oo kusaabsan “𝗛𝗼𝗼𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗹𝗲𝗵 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗥𝗮𝗺𝗱𝗮𝗮𝗻.”

Kulankan oo ah mid bishiiba mar la qabto ayey xaruntan Caafimaad uga golleedahay in wacyiga caafimaad ee bulshada kor loogu qaado.

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦.𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐪𝐚𝐚𝐝.Xarunta Marwa Medical Center ee Magalada Ceerigaabo waxay bixinaysaa Talo-bixin ku saabsan Hooy...
12/04/2023

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦.

𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐪𝐚𝐚𝐝.

Xarunta Marwa Medical Center ee Magalada Ceerigaabo waxay bixinaysaa Talo-bixin ku saabsan Hooyada uurka leh iyo 𝐒𝐨𝐨𝐧-𝐤𝐚 bisha Ramadaan maalinimada khamiistata ah ee ku beegan beri i.A.

Waxa Jeedin doona 𝗗𝗿 @𝗛𝗮𝘄𝗮 𝗳𝗮𝗿𝗵𝗮𝗻
Goobta : 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 𝑴𝒂𝒓𝒘𝒂 𝑴𝒆𝒅𝒊𝒄𝒂𝒍 𝑪𝒆𝒏𝒕𝒆𝒓 𝑪𝒆𝒆𝒓𝒊𝒈𝒂𝒂𝒃𝒐.

27/03/2023

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸.

𝗡𝗮𝗴𝘂𝘀𝗼 𝗕𝗼𝗼𝗾𝗼 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗮 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗻𝘁𝗲𝗿.

Xarunta Marwa Medical Center waxay ku taal Waddada aada Jaamadda Gollis, waxay ku dhegen tahay Birta shirkadda Somtel (ex STC), waxayna Dhabarka ku haysaa Xaraashka Daalo.

Address

Kasoo Horjeedka Masjidka Gadhcase, Xaafada Boqoljire
Hargeisa

Telephone

+252637905577

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marwa Family Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Marwa Family Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram