Togdheer Medical Center

Togdheer Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Togdheer Medical Center, Hargeisa.

02/05/2023
20/12/2021
19/12/2021
14/09/2021

Sababta HARGAYSI ugu duwan tahay MUQDISHO,JIGJIGA,GAARISA IYO JABUTI
Iyo xaqiiqada hargeisa Shiikh mustafe

28/07/2021

Hargeisa ❣

25/07/2021

Ku indho doogso quruxda dalkeena

1- kuwan wax ka iibso xitaa hadii aadan u baahnayn wax ka iibso 2- Mahadsanid ku dheh una muuji naxariis dadka waqtiyada...
01/09/2020

1- kuwan wax ka iibso xitaa hadii aadan u baahnayn wax ka iibso

2- Mahadsanid ku dheh una muuji naxariis dadka waqtiyada adag ku jira

3- shaqayso mahaysatid marmarsiiyo aad ushaqaysan waydo
Share : ❤️

04/01/2020

AQRISO Dhacdo Naxdin leh Oo Muqdisho Ka dhacday. Damiirkaaga haduu noolyahay fadlan u duceey

Waxaa shalay magalada Muqdisho lagu aasay Cabdiraxman Cusman oo uu dilay askari ka tirsan ciidamadda dowladda kadib markii uu dhaliyay Gool.

Cabdiraxman oo shalay subaxii kubad la ciyaarayay saxibadiis ayaa gool dhaliyay kadibna mid kamid ah dhalinyaradii isla ciyaarayeen ayaa ka carooday.

Wuxuuna usoo watay walaalkiis oo askari ah. Isla markii uu goobta soo gaarayna xabad ayuu ku furay C/raxman oo 19 jir ah

Hooyadiis oo warbaahinta la hadashay ayaa iyadoo ilmeyneeysa tiri "waan argagaxsanahay. Isma laheen saakay cabdiraxman ayad duugeysaan"

Please u duceey Hadii aad ka naxday geerida wiilkaan sida layaabka leh loo dilay. Allaha u naxariist

Wll like saar pagekà
dheh

Address

Hargeisa

Telephone

+252634175583

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram