
25/07/2023
𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 𝟯𝟬% 𝗮𝗵 ayaan kuugu samaynay muurayadaha indhaha, noocyadooda kala duwan, waxana aannu kuugu samaynaynaa Frameskan tayada iyo quruxda ba’ leh. Sidoo kale goobta waxa aad ka helaysa cabirkii indhaha oo computerized ah.
Muddada qiimo dhimistu waa koobantahay.
Contact: 0634250624
Location: Hargeisa, Calaamadda, gaar ahaan dallacada dhakhtarka Manhal.