Dr's Idil daryeelka hooyada iyo dhalaanka

Dr's Idil daryeelka hooyada iyo dhalaanka Waxaad ka heli doontaa pagekan talooyin caafimaad oo ku saabsan xiliga ay hooyadu uurka leedahay mar

U diyaarinta jidhka inuu uur qaadoInta aanad uur qaadin ka hor waxa lagaaga baahanyahay:·        Inaad saxdo miisaankaag...
24/09/2024

U diyaarinta jidhka inuu uur qaado

Inta aanad uur qaadin ka hor waxa lagaaga baahanyahay:

· Inaad saxdo miisaankaaga (BMI 18.5 to 24.9)

· Inaad qaadato follic acid 400microgram ah

Maxay faa’iido leeyihiin sixida miisanka iyo qaadashada follic acid?

· Miisaanka oo aad saxdaa wuxuu yaraynayaa dhibaatooyinka uurka sida: dhiigkarka iyo macaanka xilliga uurka.

· Follic acid waxay ka caawisaa in dhibaato soo gaadho tuubada neerfaha ee ilmaha(spinal fida)

Address

Boqol Jire
Hargeisa

Telephone

+252634690641

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr's Idil daryeelka hooyada iyo dhalaanka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr's Idil daryeelka hooyada iyo dhalaanka:

Share

Category