Jiriido clinical skin care and body sculpting

Jiriido clinical skin care and body sculpting Any about beauty like skin care ,hair care,coolsculpting

05/01/2025
12/11/2022

Mid ka mida customer kaygi oo mudo kooban result ku heshy.alxamdulilaha wll ilahi kugu anfacy bad mahad leh ana sababta iga dhigay

27/09/2022

Wan ku farxanhy in ay ku anfacday Alhamdulilaah.nimco cilada haysaty waxay ahyd mis using and low product quality. 3 Week bay na ku heshy resultigi u h**eyey. Jiriido hiilka hablaha naftooda jecel.

21/09/2022

Faaido darida baruurata

18/09/2022

Jiriido Gacmo furan bay idinku so dhawaynysa macamishi h**e iyo kuwa iman doonaba.
Nb:hada shaqada dumar un ban u qabana se qaybti tagana wan so wadna insha allah

Masha allah wll Hadi alle kugu anfacy.si fudud oo save isaga jar madowgs ku dhaga meel sensitive ga sida kil kilada iyo ...
27/08/2022

Masha allah wll Hadi alle kugu anfacy.si fudud oo save isaga jar madowgs ku dhaga meel sensitive ga sida kil kilada iyo bawd yaha dhexdooda.waxan si gaara ugu busharaynya hablaha aroosada ah. Jiriido ugu kaalay nooc kasto qurxinta isla markana wadata taxadar caafimad.

22/08/2022

Deep facial cleaning dermaplaningblack and white heads extractionface steaming removing dead cells
Adeeg ku qancin doona ugu kaaly jiriido beauty clinic

20/08/2022

Non invasive Body contouring/slimming waa hab casriya oo lagu talo galay in baruurta saidka lagaga saaro jidhka iyadon wax qaliina lagu samaynayn.
Waxaana la isticmala haban casriya oo kla duwan ,machines iyo technology casriya.
Cryolipolysis,cavitation radio frequency and lasers dhamantod waxy ka saacidayan inay si fudud oo bilo aad ku hesho qaabki jidhkaaga aad ku riyoon jirty ama ilahy kuu abuuray aad dib uso cesheto.
Meelaha loo isticmali karo waxa kamida
Cududuha
Bawd yaha
Calosha
Dhabarka
Iyo meel kasto baruur dheeradi ku jirto
Tabcan dadkodhan looguma talo galin waxa ka reeban dadka:
Macaanka leh
Dhiig karka
Wadno xanunka
Kelyo xanunka
Hooyada uurka leh
Hooyada ilmo nuujinysa
Jiriido clinical skincare ugu kaalay adeegyo hufan ooy ka mid yihiin kuwa kor kuso xusnay
Iyo qaar klo badan sida
Miisan dhimista
Muis aan kordhinta
Naqaynta timaha
Skin and hair care product tayo leh
Faahfaahin dherada
What’s app 0633337745
Consultant gu waa free skin iyo hair kaba

Jajabka iyo daadadhada ama siibashada timahaa waxyaabo badan baa keena Sida xanunada qaar,heerka nafaqada jidh iyo basic...
14/08/2022

Jajabka iyo daadadhada ama siibashada timahaa waxyaabo badan baa keena
Sida xanunada qaar,heerka nafaqada jidh iyo basic routine ka timaaha ama sida u daryeesho
Sababaha caafimad la xidhiidha ee timha daadiya waxa ka mida:-
1-Thyroid Problems : qanjidka tayrodh
2- daawinka qarkod oo qadato xanuno
3-stress oo lab physically and emotionally
4-nafo yari
5- uurka oo sameya
Wax yabaha kle ee saameya timo jajabka ama daadashada waxa kamida
1-daryeelka timaha oo hooseya
2-daryeelka timaha oo ka qaldan ama sida saxda oonad u garanay tana waxa keena nooca timahaga oonad aqoon u lahyn iwm
3-tayada shampoo ga iyo saliida Aad isticmaalyaso oo hooseya ama ado si qalad u isticmalaya
Iyo waxyabo badn oo kle
Hadana jiriido waxad ka helysa in laga caawiyo
1-consultant free
2-product timaha oo tago leh sida shampoo iyo saliido
3-xal u helida timaha ka sigady
4- jajabay ama go,aya
Iyo dhibato kasto timaha ka hysta bi idnilahi karem

Address

Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252633337745

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiriido clinical skin care and body sculpting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Jiriido clinical skin care and body sculpting:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram