Al Hijra Dermo Clinic & Pharmacy

Al Hijra Dermo Clinic & Pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Hijra Dermo Clinic & Pharmacy, Dermatologist, mohamoud haibe, Hargeisa.

With Ijaara media – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
22/03/2025

With Ijaara media – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

SAADAALI OO KU GUULAYSO 30$ 💰💵 Shuruudaha Guulaystaha:1- Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta2- Like garee Page-ka Al...
17/12/2022

SAADAALI OO KU GUULAYSO 30$ 💰💵

Shuruudaha Guulaystaha:
1- Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta
2- Like garee Page-ka Alhijra pharmaceutical co
3- Like garee Postiga
4- Share garee Postiga
5. Ku taag garee 3 qof oo asxaabtaada ah.

Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka buuxiya shuruudaha kor ku xusan.

Hadii hal qof in ka badan ay isku jawaab noqdaan, qofka ugu horeeya xaga wakhtiga ayaa guuleyste noqonaya. Saadaalintu waxay dhamaanaysaa marka ay ciyaartu si toos ah u bilaabmato.

Alhijra

Waa diyar Kinika lo ismticmalo Acne amba loo yaqano findoobka.Al Hijra PharmacyHargeisa, Isgoyska Togdheer.Kala so xidhi...
01/12/2022

Waa diyar
Kinika lo ismticmalo Acne amba loo yaqano findoobka.

Al Hijra Pharmacy
Hargeisa, Isgoyska Togdheer.
Kala so xidhiid tells:0634675805 amba 518093.

Dr. Abdirahman BabakirDhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbital...
30/10/2022

Dr. Abdirahman Babakir

Dhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbitalka alhijra derma clinic and pharmacy.
Uu idin joogo dhakhtar ku takhakhusay cudurada ku dhaca maqaarka lehna cikhrad 30 sano ah.
Cudurada uu kaadaawaynayo waxaa ka mida.
Waxad heleysa 9:00 subaxnimo ila 12.00 dhurnimo
Glalinkadam 4:30 ila 9:00 habenimi.

1.Canbaarta
2.Qawadka
3.Barasta
4.Finanka
5.Tocobta
6.Haaraha iyo Madmadowga wajiga

ALHIJRA DERMO CLINIC & PHARMACY sawirkan oo ka mida ah bukaan aad ula il darnaa cudur kaga dhacay gacmaha oo qolof dhaca...
30/10/2022

ALHIJRA DERMO CLINIC & PHARMACY

sawirkan oo ka mida ah bukaan aad ula il darnaa cudur kaga dhacay gacmaha oo qolof dhacayey oo uu aad ugu hayey xanuun badan oo markuu la soo xidhiidhay dhakhtarka maqaarka ee alhijra
ka daawaysay bukaan cudurka uu la tacaalayey mudo dheer

Dr. Abdirahman BabakirDhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbital...
09/03/2022

Dr. Abdirahman Babakir
Dhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbitalka alhijra derma clinic and pharmacy.
Uu idin joogo dhakhtar ku takhakhusay cudurada ku dhaca maqaarka lehna cikhrad 30 sano ah.
Cudurada uu kaadaawaynayo waxaa ka mida
1.Canbaarta
2.Qawadka
3.Barasta
4.Finanka
5.Tocobta
6.Haaraha iyo Madmadowga wajiga

KALE SOO XIDHIIDH WIXII FAAFAAHINA

Dr. Abdirahman BabakirDhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbital...
05/03/2022

Dr. Abdirahman Babakir
Dhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbitalka alhijra derma clinic and pharmacy.
Uu idin joogo dhakhtar ku takhakhusay cudurada ku dhaca maqaarka lehna cikhrad 30 sano ah.
Cudurada uu kaadaawaynayo waxaa ka mida
1.Canbaarta
2.Qawadka
3.Barasta
4.Finanka
5.Tocobta
6.Haaraha iyo Madmadowga wajiga

AlHijra derma clinic and pharmacy waxa uu idiin keenay daawooyin lagu daaweeyo maqaarka iyo daawooyin kale duwan oo yuru...
22/02/2022

AlHijra derma clinic and pharmacy waxa uu idiin keenay daawooyin lagu daaweeyo maqaarka iyo daawooyin kale duwan oo yurubiyan

Dr. Abdirahman BabakirDhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbital...
30/01/2022

Dr. Abdirahman Babakir

Dhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbitalka alhijra derma clinic and pharmacy.
Uu idin joogo dhakhtar ku takhakhusay cudurada ku dhaca maqaarka lehna cikhrad 30 sano ah.
Cudurada uu kaadaawaynayo waxaa ka mida

1.Canbaarta
2.Qawadka
3.Barasta
4.Finanka
5.Tocobta
6.Haaraha iyo Madmadowga wajiga

26/01/2022
25/01/2022

Al Hijra derma clinic

Address

Mohamoud Haibe
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Hijra Dermo Clinic & Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category