Galata Hair Clinic

Galata Hair Clinic At Galata Hair Clinic, we specialize in natural-looking, permanent hair restoration using the latest techniques.

Our team of experienced surgeons and trichologists is dedicated to providing personalized solutions tailored to your unique hair loss needs.

17/09/2025
Beerashada timuhu waa geeddi dheer oo aanad kaligaa gali doonin,  ayaa safarkaaga kugu wehelinaysa.
15/09/2025

Beerashada timuhu waa geeddi dheer oo aanad kaligaa gali doonin,
ayaa safarkaaga kugu wehelinaysa.

Noogu kaalay xalka timahaaga ama bidaarte ee aad raadinaysay.
09/09/2025

Noogu kaalay xalka timahaaga ama bidaarte ee aad raadinaysay.

Waa maxay Qalliinka Beerista Timahu? maqaalkan heese ka akhriso waxa ay tahay beerista timuhu.
08/09/2025

Waa maxay Qalliinka Beerista Timahu? maqaalkan heese ka akhriso waxa ay tahay beerista timuhu.

Timahu waa qayb muhiim ah oo quruxda iyo kalsoonida qofka ka mid ah. Daadashada timaha ama Bidaartu waxay saameyn ku yeelataa muuqaalka, taas oo badanaa keenta in qofku dareemo niyad-jab iyo kalsooni darro. Dad badan waxay isku dayaan dawooyin, saliid iyo wixii la mid ah, balse inta badan natiijadu....

Kalsoonidaadu waa farxaddayada.
07/09/2025

Kalsoonidaadu waa farxaddayada.

Dib u hel timahaaga, dib u hel kalsoonidaada.
01/09/2025

Dib u hel timahaaga, dib u hel kalsoonidaada.

Hordhac Dad badan oo ka cabanaya timo-daadasho ama timaha oo khafiifa waxay maqlaan laba xal oo caan ah: PRP (Platelet-R...
01/09/2025

Hordhac Dad badan oo ka cabanaya timo-daadasho ama timaha oo khafiifa waxay maqlaan laba xal oo caan ah: PRP (Platelet-Rich Plasma) therapy iyo Hair Transplant (FUE).

Laakiin su’aasha muhiimka ayaa ah: kee ayaa kugu habboon adiga? Qormadan waxaan ku falanqayn doonna farqiga u dhexeeya labada hab si adiga oo xog-ogaal ah aad go'aan u gaadho...

RP Somaliland, hair transplant Hargeysa, PRP therapy vs hair transplant, xal timo daadis, Galata Hair Clinic

Muuqaalkaaga ayaa saameeya sida bulshadu kuula dhaqmayso.
31/08/2025

Muuqaalkaaga ayaa saameeya sida bulshadu kuula dhaqmayso.

Lasoo Noqo Kalsoonidaada
27/08/2025

Lasoo Noqo Kalsoonidaada

Daryeelka timahu ma aha shaambo iyo serum oo keliya — waxa uu ka bilaabmaa gudaha jidhkaaga. Nafaqooyinka saxda ahi waxa...
23/08/2025

Daryeelka timahu ma aha shaambo iyo serum oo keliya — waxa uu ka bilaabmaa gudaha jidhkaaga. Nafaqooyinka saxda ahi waxay kiciyaan xididdada timaha, waxayna ka hortagaan daadashada. Halkan waxaan ku sheegi doonna 6 cunto ee ugu fiican timaha caafimaadka qaba:

Daryeelka timaha ma aha shaambo iyo serum oo keliya — waxa uu ka bilaabmaa gudaha jidhkaaga. Nafaqooyinka saxda ahi waxay kiciyaan xididdada timaha, waxayna ka hortagaan daadashada. Halkan waxaan ku sheegi doonna 6 cunto ee ugu fiican timaha caafimaadka qaba: 1. Kalluunka Dufanka Leh (Salmon, Tuna...

Maqaarka madaxa caafimaadkiisu waa furaha timaha caafimaadka qaba. Hoos ka akhriso talooyin la xidhiidha sida aad u dary...
22/08/2025

Maqaarka madaxa caafimaadkiisu waa furaha timaha caafimaadka qaba. Hoos ka akhriso talooyin la xidhiidha sida aad u daryeeli karto timahaaga.

5 ta calaamadood ee aad ku garan karto in ay bidaar kusoo galayso.
18/08/2025

5 ta calaamadood ee aad ku garan karto in ay bidaar kusoo galayso.

Address

Cumar Hashi Building Near Premier Bank Floor 4th No: 418
Hargeisa

Telephone

+252634607321

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galata Hair Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Galata Hair Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram