Dr fidhin nouh alsomali

Dr fidhin nouh alsomali For this page I will contact u or send u motional word

10/01/2025

45 years old
Cc , right upper q pain
3 days duration

Ultrasound ?

Sheekoyinka Niyada kor u qaada(  motivational support ) :Waligaa ha niyad Hajin Sheeko H**e :nin ku noola wadamada afric...
14/10/2023

Sheekoyinka Niyada kor u qaada( motivational support ) :

Waligaa ha niyad Hajin

Sheeko H**e :nin ku noola wadamada africa da dhexe oo dhalin yar ahaa oo kusoo korey nolol adag ayaa waxa uu ka qalin jabiyay jamacad ku taala isla africadaas dhexe, qalin jabin kabacdi waxa uu shaqo tagay in kabadan 20 meelood Hase ahaate kuma guulaysan wax shaqo ah .

Ninki waxa uu fakaraba maalinti danbe waxa uu dooney in uu dunida maca salaameyo (isgubo) waxa uu soo qatay qaraf iyo gaas waxa uu tagay geed hoosti markii uu gaasti isku shubey ee uu damcay in uu is gubo ayaa waxa uu arkey
Qunaajo yar oo geed fuulaysa marka ay badhtanka geedka mareyso ayay kasoo dhacdey in kabadan 3 jeer. Ugu danbeyn markii 4aad ayay fuushay geedki ilaa ay gaadhay baarka sare . Ninki Waa fakarey waxa uu ogaadey in aanu ka liidan qunaajo markii ayuu iska dhigay dabkii ( kabriidki/ qarafki) waxa uuna go aan sadey in uu ka tago wadanka tagana wadamada carab ( qader) ugu. Danbeyn waxa uu ka helay shaqadii waxa uuna kabad baadey dhimasho ❤️

Dulucda sheekada
Baryahan danbe waxa inagu badanaya caruur ama dhalinyaro dhib yar kacabaya kadib noloshoodi raba in ay isdhaafiyan

By\\ Fidhin nouh alsomali

Ultrasound waxyaabaha ugu horeeya ee lagu arko in hooyada ilmo sida waxa ka mida 1 gestational sac 4-4.5 wk 2 yolk sac (...
12/10/2023

Ultrasound waxyaabaha ugu horeeya ee lagu arko in hooyada ilmo sida waxa ka mida
1 gestational sac 4-4.5 wk
2 yolk sac ( 5.5 —6 wk
3 double decidual sac

Kan idiin muuqdana Waa yolk sac kaas oo ilmaha siiya nutrition, kadib waxa badala madheerta waanu baaba yolk sac

Find a reason bigger than yourself. It's much easier to work hard and stay driven for many years when you do it for your...
06/10/2023

Find a reason bigger than yourself. It's much easier to work hard and stay driven for many years when you do it for your family or for people you care about.

Jumca mubarig

Hadii qabiil 50 nin dilo , ka klena 50 nin dilo waxba maydaan soo kordhin ee 100 nin oo wax soo kordhinlahaa ayuunbad aa...
30/08/2023

Hadii qabiil 50 nin dilo , ka klena 50 nin dilo waxba maydaan soo kordhin ee 100 nin oo wax soo kordhinlahaa ayuunbad aakhiro u dirteen , Akhirana Waa lagu weydiinaya

Sh mustafe

Soomaliland  meel ayaa laga doonin hadii aan dagaalka laascanood laga fiirsan/ ( aan looga tagin dhulkooda)
29/08/2023

Soomaliland meel ayaa laga doonin hadii aan dagaalka laascanood laga fiirsan/ ( aan looga tagin dhulkooda)

17/08/2023

Address

Ugr/179415/12
Hargeisa
FATHI143

Telephone

+252634739651

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr fidhin nouh alsomali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category