MAS Children Teaching Hospital- Cospitalka Caruurta ee MAS

MAS Children Teaching Hospital- Cospitalka Caruurta ee MAS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MAS Children Teaching Hospital- Cospitalka Caruurta ee MAS, Hospital, 26 june, Hargeisa.

07/10/2024

Baafin:

Cisbitaalka MAS waxa uu baafinayaa Mobile laga xaday mid ka mid Ah shaqaalaha. Sida ku cad muuqaalka waxa mobile ka xaday wiilka garanka madaw xidhan.

Fadlan cidii aqoonsataa ha la soo xidhiidho cisbitaalka.

Olalaha Hubinta Caafimaadka Wadnaha Caruurta Oo Lagu Marti-Geliyay Cisbitaalka MAS CTH, Barnaamijkan Waxa Fuliyay Cisbit...
30/09/2024

Olalaha Hubinta Caafimaadka Wadnaha Caruurta Oo Lagu Marti-Geliyay Cisbitaalka MAS CTH,

Barnaamijkan Waxa Fuliyay Cisbitaalka Gargaar Qaybtiisa Wadnaha .

Awguulyo.. Gargaar Hospital Team Iyo MAS Hospital Team.

Waxa Maalinta berri Ah Oo Ku Beegan 29 ka bisha 9aad uu Cisbitaalka Carruurta Ee MAS Merti-Gelinayaa Ololaha Hubinta Caa...
28/09/2024

Waxa Maalinta berri Ah Oo Ku Beegan 29 ka bisha 9aad uu Cisbitaalka Carruurta Ee MAS Merti-Gelinayaa Ololaha Hubinta Caafimaadka Wadnaha Carruurta Oo Uu Fulinayo Cisbitaalka Gargaar Qaybtiisa Wadnaha .

Qaybtii 1aad: Sawiraantii Xafladda furitaanka dhisamaha cusub ee cisbitaalka Mohamed Aden Sheikh (MAS Hospital).
18/09/2024

Qaybtii 1aad: Sawiraantii Xafladda furitaanka dhisamaha cusub ee cisbitaalka Mohamed Aden Sheikh (MAS Hospital).

Waxaa si habsami leh usocda qalliinadii  Carruurta ee mutadawcnimada ahaa.
13/06/2024

Waxaa si habsami leh usocda qalliinadii Carruurta ee mutadawcnimada ahaa.

Ogeysiis!!Cisbitaalka Caruurta ee Maxamed Adan sheekh (MAS CTH) wuxu Ogaysiinaya bulshada inay imanayaan dhakhaatiirtii ...
02/06/2024

Ogeysiis!!

Cisbitaalka Caruurta ee Maxamed Adan sheekh (MAS CTH) wuxu Ogaysiinaya bulshada inay imanayaan dhakhaatiirtii jarmalka ahayd kuwaas oo fulinaya qaliimada guud ee caruurta, Sida uurku jirta, fiixaha, toosinta lafaha qalooca ee ay ku dhashan caruurtu, qaliimada iyo qurxinta gubashada, qaliimada afka iyo wejiga, Sida caruurta faruuran kuwa dalqada furantay iyo kuwa wejiga nabarada ku leh ama kasoo baxyada. Hadaba is diiwaan galintu waxay bilaabmeysaa Isniinta 3-june.2024 ilaa iyo 8/June /2024; dhamaan qaliimadani waa bilaash.

Cisbitaalku wuxu ku yaalaa siijeedkeeda waqooyi ee wasaradda horumarinta caafimaadka SL. Kala xidhiidh 063-4249006, 520824

15/02/2024
07/12/2023

Cisbitaalka Caruurta ee Maxamed Adan sheekh (MAS CTH) wuxu Ogaysiinaya bulshada inay imanayaan dhakhaatiirtii jarmalka ahayd kuwaas oo fulinaya qaliimada guud ee caruurta, Sida uurku jirta, fiixaha, toosinta lafaha qalooca ee ay ku dhashan caruurtu, qaliimada iyo qurxinta gubashada, qaliimada afka iyo wejiga, Sida caruurta faruuran kuwa dalqada furantay iyo kuwa wejiga nabarada ku leh ama kasoo baxyada. Hadaba is diiwaan galintu waxay bilaabmeysaa Isniinta 04-12- 2023 ilaa iyo 11/12 /2023; dhamaan qaliimadani waa bilaash ee h**e u gaadh inta aanay kaa buuxsamin is diwaan galintu. Cisbitaalku wuxu ku yaalaa siijeedkeeda waqooyi ee wasaradda horumarinta caafimaadka SL. Kala xidhiidh 063-4249006, 520824

Address

26 June
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAS Children Teaching Hospital- Cospitalka Caruurta ee MAS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category