Golden Dental Clinic

  • Home
  • Golden Dental Clinic

Golden Dental Clinic waa xarun caafimaad oo loogu talgalay daaweynta cudurada ilkaha ku dhaca, waxaanu diyaar idiin nahay

18/05/2025

May
Golden Dental Clinic

15/05/2025

may
34aad
Golden Dental Clinic

23/04/2025
19/04/2025

Subaxnino wanagsan
Cilmi baadhayaal ka socda jaamacadda king college oo kaashanaya jaamacadda imperial college london ayaa ku guulaystay mashruuc lagu beerayo ilka bani aadam kuwaas oo inta qayb ka mid ah laga soo dheegto qof ka dibna lagu kobcinayo lab ilaa uu ka leekaanayo ilig caadiya.

Cilmi baadhistan ayaa meesha ka saaraysa ilkii la buuxin jiray ama layska saari jiray marka ay ku xanuun, taa badalkeedana waxaa laguu beerayaa ilka barooya oo yar yar..

Subax wanagsan Cilmi baadhayaal ka socda jaamacadda king college oo kaashanaya jaamacadda imperial college london ayaa k...
19/04/2025

Subax wanagsan
Cilmi baadhayaal ka socda jaamacadda king college oo kaashanaya jaamacadda imperial college london ayaa ku guulaystay mashruuc lagu beerayo ilka bani aadam kuwaas oo inta qayb ka mid ah laga soo dheegto qof ka dibna lagu kobcinayo lab ilaa uu ka leekaanayo ilig caadiya.

Cilmi baadhistan ayaa meesha ka saaraysa ilkii la buuxin jiray ama layska saari jiray marka ay ku xanuun, taa badalkeedana waxaa laguu beerayaa ilka barooya oo yar yar.

24/03/2025


Golden Dental Clinic

12/03/2025


Qiimo Dhimis 40% Ah
Ka Faaidaysi wacan.
Tilmaan: Badhtamaha Suuqa Waaheen.Istaanka Basaska Siiney Allah Aamin pharmacy Dabaqa Labaad.
Golden Dental Clinic

Ramadan Mubarak.Qiimo Dhimis 40% Ah.Golden Dental Clinic
02/03/2025

Ramadan Mubarak.
Qiimo Dhimis 40% Ah.
Golden Dental Clinic

Ramadan Mubarak Bahda Golden Dental ClinicWaxay Idinku Bushaaraynayaan Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadan. Alle ha In...
28/02/2025

Ramadan Mubarak
Bahda Golden Dental ClinicWaxay Idinku Bushaaraynayaan Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadan. Alle ha Ina wada Waafajiyo Khayrkeeda.

Address

Golden Dental Clinic

Telephone

+252634252901

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Golden Dental Clinic:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram