Dr Abdi AbdulShafi - ENT Specialist

Dr Abdi AbdulShafi - ENT Specialist 20-year experience in Ear, Nose & Throat conditions in Egypt (since 2003) and Somaliland (since 2013)

09/05/2023

Maqal Clinic

Macaamishayda Maqal clinic waxan ugu busharaynaynaa in kaadhka dhakhtarku yahay free bishan 5aad oo dhan kasoo loogu tala galay carruurta qaba dhibaatooyinka maqalka ee ka yar 10 sano oo qudha
•••
We would like to inform our customers at Maqal Clinic that we are offering a free Doctor’s consultation for children with hearing concerns under 10 years old during May


Maqal Clinic

Star Area, Calaamada, Airport Road, Opposite Syrian House Supermarket, Hargeisa
63 3322006 Reception (mobile & whatsapp)

24/04/2023

سلسلة: الأنف والأذن والحنجرة في دقيقة

الحلقة 2: أهم سببين لتأخر الطفل في الكلام
The two most important reasons for delayed speech in children

وهذا نص الكلام العربي مترجما للغة الصومالية:
asalaamu calaykum
Maanta waxa aynu ka hadlaynaa dib u dhaca hadalka caruurta(dhalaanka).
Ugu horayn sideebuu aabuhu ama hooyadu ku garan karaan in ilmaha hadalkiisa dib u dhac ku yimid.
Jawaabtu waa in ilmaha la barbardhigaa filkiisa la dada ah.
Waxa la garan in uu hadalka kala mid yahay iyo in uu dib uga dhacay.
Haddi uu ogaado in aanu la mid ahayn filkii waxa laga fikiri laba arin:
Ugu horayn:dhibtu in ay tahay xaga maqalka.
Ilmaha aan wax maqlayn ma hadlo.
Mida labaad: in sababtu tahay shaqada caqliga.
Oo macnaheedu yahay in ilmuhu wax maqlayo balse aanu fahmayn sidaa darteed mahadlayo.
وإلى مثل هذا المعنى أشار الله عز وجل في كتابه بقوله (أفأنت تسمع الصم ولو كانوا لا يعقلون)
Macnahayn oo kale Allah ayaa ku tilmaaamay kitaabkiisa oo yidhi:(ma adigaa(nabi Muxammed)maqashiin midka afla haddi aanay garasho lahayn).
Allah waxa uu xusay maqalka iyo garaadka(caqliga).
Taladu waxa weeyi: in aabaha iyo hooyada haddi ay arkaan ilmaha oo hadalku ka daahay in ay ditoorka ku takhasusay dhagaha u geeyaan si loo baadho dhagaha, heerka maqalkana loo qiyaaaso, haddi dhagtu bad qabto waxa loo gudbin digtoorka ku takhasusay shaqada caqliga(garaadka) caruurta.

20/04/2023
Maqal Clinic - Hargeisa
20/04/2023

Maqal Clinic - Hargeisa

Maqal Clinic  - Hargeisa
17/04/2023

Maqal Clinic - Hargeisa

16/04/2023

بسم الله أبدأ

Waxaan ku Bilaabayaa Magaca Alle./ Bismilaah.

Taxane: Hal Daqiiqo oo Sanka, Dhagaha iyo Cumaha.

1.Samayska Dhagta iyo Kuwa ugu Caansan Astaamaha Cuduradeeda.

Si Aad Ugu Daawato Video Ga Afka Carabida Linkigan Taabo.
https://youtu.be/WDkKDmZYpqg

Address

Calamada, Star Area, Airport Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdi AbdulShafi - ENT Specialist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdi AbdulShafi - ENT Specialist:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram