31/12/2025
✨✨ Hambalyo Sannad Cusub 2026 ✨ ✨
Dhamaan macaamiisheena sharafta leh meelkasta oo aad joogtaan waxaan idin leenahay Sanad wacan oo Wanaagsan 2026.
Alle ha ina gaadhsiiyo sannadkan sannadkiisa annagoo caafimaad qabna, sannadkan khayrkiisana Alleh ha ina siiyo. Aamiin 🤲
📍 Goobaha
🏢 Hargeisa: Hema Book Building, Somaliland
🏢 Mogadishu: Hayat-Taleex, Somalia
🏢 Garowe: Main Street Road, Dream Point Hotel, Puntland
📞 63 8555515
#2026