04/11/2022
Dengue fever waa xumada hada ku jirta somaliland waxa ay ledagay ka hor tag waxana qaada kanecada waan virus raaax tilmaahan so socda .
1.kubdadaal nadafada gyrigaaga iyo magapadadad muwadin.
2.ka xiro maro kaneeco .
marka laga yimaado hadii ay ku haleesho xummadani fadlan aad goobta cafimaad ee kugu dhow .
Hada ka feejignow inaad istucmaashid dawo adon dhakhtar labkulmin marka laga reebo kiniinka xumad jebinta ee lo yaqaano (paracetamol amba panadol 500mg) iska ilaali kiniinada so socda.
1.iboprofen 400mg or asprin waxa ay sababayaan dhibaato ah dhiiga inay furfuraan adiga oo il daran dhiig bax aya keento xumaadani.
Dhinaca dawada
1.fluid ballance due to the (dehydaration)
Take a plenty of fluid.
2.take paracetamol for fever.
Dr:Abdulkadir Abdullahi yusuf
Medical & health