Geelle clinic & laboratory

Geelle clinic & laboratory Dr Rooda J Geelle: dawaynta dumarka, caruurta & saarista kombuyuutarkarka uurkujirka.
063 4744000

Talaalku waa sida kaliya ee aad caruurtaada uga badbaadin karto Cudurka dabaysha
17/11/2021

Talaalku waa sida kaliya ee aad caruurtaada uga badbaadin karto Cudurka dabaysha

18/04/2021

Ramadaanta & roobka bilaabmayba allaah ha inoo barakeeyo

08/04/2021

Fasax kooban kadib waxa dib u bilaabmay adeegii kombuyuutarka uurkujirka oo ay saarayso Dr Rooda.
Soo dhawaada.

Allaah ha u naxariisto walaalkeen sidiiq xaashi c.laahi oo ka tirsanaa macmiiishii sidaa joogtada ah ugu xidhnayd dhakht...
14/03/2021

Allaah ha u naxariisto walaalkeen sidiiq xaashi c.laahi oo ka tirsanaa macmiiishii sidaa joogtada ah ugu xidhnayd dhakhtarka geelle, u na geeriyooday gaadhi jiidhay awgii, ehelkii , ooridii, awlaadii & asxaabtii uu ka baxayna qalbiga samir ha uga buuxiyo,
إنا لله وإنا اليه راجعون.

Kombuyuutarka caloosha oo uu saari doono dhaktar masri ah. Whattsup: 063-4744000
03/07/2020

Kombuyuutarka caloosha oo uu saari doono dhaktar masri ah. Whattsup: 063-4744000

Address

Wadada Madaarka/gacanta
Hargeisa

Telephone

+252634744000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geelle clinic & laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Geelle clinic & laboratory:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram